11/10/2021
si loo qiimeeyo loona ogaado heerka waxbarasheed ee ardayda form four waxaa bilkasta laga qaadaa imtixaan bileed.
waxyaabaha kale ee ardayda lagu qiimeeyo waxa kamida assignments iyo layliyo joogto ah
22/07/2021
Hambalyo waxaan.hambalyo u direeynaa Dhamaan Ardayda soomaaliyeed Ee fasalka form four oo maantay Natiijadii wasaradda waxbarashada loo shaaciyay
waxaa ilaah mahadiis ah in ardayda dhigata machadka Kobciye International Academy uusan hal arday ka dhicin guushaas waxaa soo hooyey macallimiinta machadka iyo iskuulada ay ardaydaas dhigtaan oo juhdi iyo dadaal ku bixiyeen
Kobciye family
WAA KOBCIYAHA AQOONTA
19/07/2021
Waxaan Umadda Muslimiinta ah gaar ahan Shacabka Soomaliyeed ugu hambalyeynaya munaasabada Eidul-Adha 1442H, 2021.
Waa maalin ku asteysan in an u naxariisano una gargaarno dadka tabaaleysan, Alle ha naga dhigo kuwii ka faaideysta.
Ciid Mubaarak.
كل عام و أنتم بخير.
15/07/2021
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Dhamaaan macalimiinta machadka Kobciye International Academy iyo dhamaan ardada machadka waxaa la ogeysiinaayaa in machadku fasax galay Munaasabada Ciidul Adxaa Awgeyd laga bilaabo Maalinta Sabtida oo aay Taariikhdu ku beegan tahay 17/7/ 2021 Machadku waa fasax insha allah
Machadku Waxaa uu dib u furmi doonaa 25/7/2021 oo ku aadan maalin Axada ah
Machadku waxa uu ugu hambalyeynaayaa dhamaan ummmada soomaaliyeed munaasabada Eidul Adxaa
gaar ahaan ardada iyo macalimiinta machadka waxaan leenahay Eid wanaagsn Eidul caafiya
(( Eid wanaagsan Eid Adxaa Mubaarik ))
29/06/2021
Tijaabi Aqoontada Oo Hel Abaalmarin:-
Subject : Physics
Grade : 12
Shuruudaha :-
1) Like & Share
2) Ka Jawaabida Dhamaan Su'aalaha
Maamulka Kobciye International Academy Ayaa Kugu Abaalmarin Doona Lacag $5
Kobciye waa hoyga Aqoonta
28/06/2021
maku wareerte afarta maado scientific kusoo biir Kobciye International Academy oo idn diyaariye buugagta wasaarada oo lasoo koobay oo loogu tala galay ardayga si ay ufahmaan
kobciye waa Hoyga Aqoonta
16/06/2021
special angles and some formula for form four mathematics
13/06/2021
koorsooyinkii form four iyo fasalka 8 shali ay si toos ah u bilaabmeen
fadlan ka faaiideeso
10/06/2021
IS DIIWAAN GELINTU WEY FURANTAHAY. FADLAN HOREY UGAAAR.
ama la xiriir tell 0615036540 0614378161
05/06/2021
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Ma tahay arday dhigta dugsiga sare?
Maku dhibantahay maadooyinka scientifiga?
Ma jecleysataa inaad barato maadooyinka sceintifiga ?
Ma raadineysaa goob kaa haqabtirto maadooyinkaas ?
Hadey jawaabtaadu Haa tahay waxaan kugu bishaareyneenaa inuu Schoolka
Kobciye International Academy uu qaadanayo fasalo cusub oo kala ah :
1.Form One
2.Form Two
3.Form Three
4.Form Four
5. fasalka 8
.G iskuulka waxa uu xooga saara fasallada shahaadiga ah oo kala form 4 iyo fasalka 8
Manhajka uu iskuulka wax ku bixinaayo waa manhajka cusub ee wasaarada waxbarashada
Isqoristu waxa ay ka socotaa xarunta Schoolka Ee ku taal degmada dharkeynley xaafadda foorilow ama kala xiriir:
0615036540 / 0614378161
04/06/2021
ogeysiis ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa bahweynta jecel barashada maadoyinka scientifiga iyo cilmiga caafimaadka in schoolka INTERNATIONAL ACADEMY
Uu bilaabaayo fasal cusub oo maadooyinka scientifiga ah (f4) iyo group cusub english iyo xisaab (fasalka 8aad) iyadoo loo bixin doono qaabka ugu fudud ee ardayda ay ku fahmayaan casharadooda. Waxaana bixin doona macalimiin taqasus iyo qibrad gaar ah u leh maadooyinka ay dhigayaan .
:fasalka f4 iyo fasalka 8aad waxay socon doonaan mudo koban
Hadaba is diwaangalintu waxa ay kasocotaa xarunta weyn ee iskuulka oo ku yaala xafadda foorilow.
Wixi faahfahin ah kala xiriir:
Tell:615036540/614378161