Machadka barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga ee al-huda
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Machadka barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga ee al-huda, Education, Mogadishu.
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Dhammaan muslimiinta ama umada islaamka meel walbo ay joogaan gaar ahaan muqdisho guud ahaan soomaaliya si gaar ah degmada shibis waxaan idinka codsaneynaa inaad inagu taakulaysaan xoolo lacageed oo waliba dhan $ 12000 laba iyo toban kun doolar oo uu lunsadey Axmed Qaasim Maxamed (Garsuge)
Taasoo reer (Maxamed Garsuge) ee ay awood ulahayn iney bixiyaan iyadoo waliba saldhiga shibis uu qabtey laba bilood. waxaana xaqiiqa ah in reerka uu ku bixin karin xitaa laba sano.
Hadaba masaajidada muqdisho iyo soomaali oodhan, waxaan ka codsaneynaa iney gargaar inoo fidiyaan, ilaa $ 100 am $1000 ama qofba waxa uu heli karo, iyadoo waliba lala xiriiri karo Saldhiga degmada Shibis.
قال تعالي:(وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ ۖ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ) ، وقال تعالي:(إِنَّمَا الصَّدَقَاتُ لِلْفُقَرَاءِ وَالْمَسَاكِينِ وَالْعَامِلِينَ عَلَيْهَا وَالْمُؤَلَّفَةِ قُلُوبُهُمْ وَفِي الرِّقَابِ وَالْغَارِمِينَ وَفِي سَبِيلِ اللَّهِ وَابْنِ السَّبِيلِ ۖ فَرِيضَةً مِّنَ اللَّهِ ۗ وَاللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ )
Goorma ayaa la aqristaa adkaarta galabtii?
Ka faa'ideysi wacan, hana ka ilaawin,
Share & like qeerka faafi wll.
Mar walba wanaaji xiriirka aad la leedahay allah subxaanahu watacaa.
Fadlan wll ka faa'ideyso kalmadan
Faa'idada istiqfaarta,
Qiso cajiib ah sheekh (mustafa xaaji ismaaciil)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu