Sheikh Yusuf Alkowneyn School

Sheikh Yusuf Alkowneyn School

Share

ALKOWNEYN WAA KOBCIYAHA AQOONTA IYO KORIYAHA AKHLAAQDA �

26/05/2026
20/03/2026

Wargelin muhiim ah

Ardaydeena wanaagsani waxaan ku wargelineynaa Maalinta Axada oo taariikhdu tahay 22/03/2026 waa dib u bilaabanaya habsimi u socodka howlaha waxbarasho insha Allah

12/03/2026

Mid ka mid ah Su'alaha Dhextaalka ah ee daawadayaasha tartan aqooneedka:

Su'aasha: goormee la aas'aasay Dugsiga Sheikh Yusuf Alkowneyn School?

Jawaabta Ardagga: 2000

03/03/2026

TARTAN AQOONEEDKA 2025-2026

FASALKA 8aad VS FASALKA 9aad (f1)

Labada dhinac waxaa ka muuqday Diyaargarow adag waxaa loo baahday su'aalo dheeri ah oo lagu kala saaro tartamayaash.

Ugu dambeyn waxey guusha si dirqi oo naf lacaari ah ku raacday fasalka 8aad ee dugsiga dhexe.

Hambalyo

25/02/2026

TARTAN AQOONEEDKA 2025-2026

Waxaa ku baratamayay Fasalada Kala ah
FORM Two [F2] Vs Class Seven (S7]

Wuxuu ahaa kulan leysku mari waayay ugu dambeyn waxey guusha si dirqi ah ku raacday fasalka F2 💐🎊

F.G dhabtii labada dhinac waxaa ka muuqday diyaar garow badan m.A

20/02/2026

Kalimad ku Aadan Bisha Barakeysan ee Ramadank, Waxaa soo jeedinaya Arday ka mid ah Ardayga Dugsiga Sheikh Yusuf Alkowneyn School

04/02/2026

HUBINTA FAHAMKA IYO HABSAMI U SOCODKA CASHARADA.

Waa Arday sabuurada lageeyay ee laga Hubinayay Inuu fahmay casharka.

30/01/2026

Beri oo Taariikhda tahay 31/01/2026 waxaa Dib u furmaya Dugsiga, waxaana bilaaban doono Casharrada insha'Allah

22/12/2025

Hambalyo!

Dugsiga Yuusuf Al-kownein ayaa ka mid noqday dugsiyada loo xushay ka-qaybgalka Barnaamijka Wakiillada Dhallinyarada ee Biyaha iyo Cimilada ee ay fulinayso EcoHub Somalia.

Congratulations!

Yuusuf Al-kownein is among the schools selected to participate in the Youth Ambassadors for Water and Climate Program implemented by EcoHub Somalia.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu