Al-Naciim Educational Academy

Al-Naciim Educational Academy

Share

OUR PURPOSE IS TO MAXIMIZE THE STUDYING CAPACITY OF EACH STUDENT

19/03/2026

Hambalyada Ciid Al-Fidri 1447
Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Ciida Soonqaad.
Ku Ciida Farxad, Caafimaad iyo Nabad.
Ciid Wanaagsan!



-Naciim.edu

16/03/2026

Assalaamu Caleykum waraxmatu laahi wabarakaatuhu

Allaha nagu gaarsiiyo bishan barakeysan ee Ramadaan, hana nagu barakeeyo maalmaheeda iyo habeenadeeda.Allaha naga aqbalo soonka, salaadda, akhrinta Qur’aanka iyo camalka wanaagsan.

Waxaan dhammaan Muslimiinta u rajaynaynaa Ramadaan kheyr, barako iyo dembi dhaaf leh.

Ramadaan Mubaarak.






-Naciim.edu

15/03/2026

TARTAN AQOONEEDKA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN 1447

πŸ₯‡ Kaalinta 1aad – XAFSA BINTU CUMAR
Hambalyo guusha weyn! Waxaad muujiseen dadaal, aqoon iyo karti sare. Guushiinnu waa tusaale dhiirrigelin u ah ardayda kale.
πŸ₯ˆ Kaalinta 2aad – DHALXA BINU CUBEYDILAAH
Hambalyo kaalinta labaad! Waxaad soo bandhigteen aqoon iyo tartan wanaagsan. Sii wada dadaalka iyo horumarka.
πŸ₯‰ Kaalinta 3aad – SAFWAAN BINU UMAYA
Hambalyo kaalinta saddexaad! Dadaalkiinna iyo ka qaybqaadashadiinnu waa guul mudan in la bogaadiyo. Mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa.

Saddexdan kooxood ayaa noqday guuleystayaasha ugu sarreeya tartanka, iyagoo ka soo dhex baxay 40 kooxood oo ka qaybgalay tartanka.












-Naciim.edu

15/03/2026

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo! πŸŽ‰
Ku guuleystayaasha Tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan 1447.
Kooxda XAFSA BINTU CUMAR ayaa noqotay horyaalka tartanka.
Hambalyo guul weyn iyo dadaalkooda aqooneed! πŸ†πŸ“šβœ¨


Congra







-Naciim.edu

14/03/2026

Kooxda XAFSA BINTU CUMAR
Ku Guuleystayaashs Tartan Aqooneedka
Waxay ku guuleysteen tartanka kadib dadaal iyo aqoon sare.
Waxay ka soo dhex baxeen 40 kooxood oo tartanka ka qaybgalay.
Hambalyo guul weyn iyo horumar aqooneed! πŸ†πŸ“šβœ¨










-Naciim.edu

14/03/2026
13/03/2026











-Naciim.edu

Photos from Al-Naciim Educational Academy's post 13/03/2026
12/03/2026

Asc Dhammaan Ummada Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Kulanka k**a Dambeysta ah ee tartan Aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan sannada 1447 una dhaxeeya tartamayasha XAFSA BINTU CUMAR iyo DHALXA BINU CUBEYDILAAH.
FINAL MATCH

Isku aadka Kulamada tartan Aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan.











-Naciim.edu

12/03/2026

Hambalyo tartamayasha Guleystay maanta Kuwa Laga Guleystay na Markale iyo Nasiibkale ayaa idiin Rajeynaynaa insha Allah haduu Alle Ogolaado

Natiijada Kulankii wareega 5aad ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan ee AL-NACIIM EDUCATIONAL ACADEMY




-Naciim.edu

12/03/2026

Asc Dhammaan Ummada Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Taran Aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan Wareega 6aad ayaa Si Toos Uga socda Xaruunta Bareefadka AL-NACIIM EDUCATIONAL ACADEMY.

Isku aadka Kulamada tartan Aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan.




-Naciim.edu

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Ceel Dheere
Mogadishu