Faculty of Nursing-Plasma University

Faculty of Nursing-Plasma University

Share

Waa bogga rasmiga ah ee kulliyada kalkaaliyayasha ee jaamacada plasma.

23/03/2023

Dhamaan ardada BSN iyo inta ku xiran Page faculty of Nursing waxan idin lenahy Ramadan muparak.

22/03/2023

MUPARAK DHAMAN UMADA MUSLIMINTA GAR AHAN UMADA SOMALIYED.

14/03/2023

DRUG DOSAGE CALCULATION
DR HASSAN

Photos from Faculty of Nursing-Plasma University's post 04/03/2023

Qaar ka mid ah Ardayda dhigata kulliyadda kalkaaliyaha sare ee Jaamacadda Plasma ayaa waxaa u bilaawday tababar ay muddo ku qaadan doonaan Isbitaalka Martini.

Photos from Faculty of Nursing-Plasma University's post 12/02/2023

We wish you all the best for the College of Nursing and hope that you will achieve your goals and make a significant change if Allah wills.

-Nursing.

Photos from Faculty of Nursing-Plasma University's post 11/02/2023

Ardayda kulliyada kalkaaliyaasha sare, ayaa seminar ku saabsan DRUG DOSAGE CALCULATION loogu qabtey xarunta dhexe ee jaamacada Plasma, Waxa soo jeediyey seminarka 《Dr. Hassan Dahir Mohamed》


-seminar 2023.

04/02/2023

ay soo qaban qaabiyen Ardada semister 7-ka ee kuliyada Kalkaaliyasha sare, kaas oo loogu mahad celinayey mcliminta.

29/01/2023

Kulan ay soo agaasimeen maamulka kulliyada Nursing aya loo qabtay dhamaan Howl-wadenada kulliyada.
Kulanka oo logu hadlayay waxqabadka iyo heerka ay marayan shaqoyinka kulliyada.💯

Waxa kaso qeeb galay Dean-ka kulliyada kalkaliyayasha sare ustad Sadia Cabdiraxman , Gudomiyaha midowga ardayda jamacda P.U (PUSU) Mr. Abdi Khalif iyo dhamaan Howl-wadenada kulliyada.🤗


07/01/2023

Try the ans.... which one?

05/01/2023
05/01/2023

your brain.
The 2nd MCQ.

Then like and share.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu