Jarriiban University

Jarriiban University

Share

The light of knowledge and discipline

Photos from Jarriiban University's post 28/01/2025

Masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Puntland ayaa Booqday Jaamacadda Jarriban.

waxayna kala ahaayeen:

Farah Aw Cismaan – Wasiir dowlaha Qorsheynta

Abdukadir Jamac Cali – Wasiir dowlaha Beeraha

Siciid Salad – Wasiir ku xigeenka Biyaha iyo Macdanta

Cabdul Cali Warsame – Wasiir dowlaha Caddaaladda

Guddoomiyaha Jaamacadda, Farxan Abdirahman Farah, ayaa wafdiga si diirran u soo dhaweeyay, waxaana kulanka laga gaadhay natiijo miro-dhal ah.

Wafdigu wuxuu ballan qaaday inay taageeri doonaan Kuliyadda Beeraha iyo Waraabka, si loo xoojiyo wax-soo-saarka gudaha.

26/08/2024

Hamalyo dhamaantiin Guulaysta.

Photos from Jarriiban University's post 25/08/2024

Hambalyada qalin jabinta iyo sanad Guurada Jaamacadda jarriban.

Qaybta koowaad.



19/08/2024

Waa diyaar kuliyadda "Computer science-Ka, qalabkeedii oo dhan iyadoo loo dhamystiray.



18/08/2024

Waxaa sii toos ah u furmay diwaan galinta ardayda cusub.

07/08/2024
07/08/2024

Dr. Abdirehman shire dhiidhii
Xisaabiyaha Guud Premier Bank oo
Jaamacada Jariiban dhiirigaliyey

Photos from Jarriiban University's post 25/06/2024

The University of Jarriban thanks all students who successfully defended their theses.

Your hard work and valuable contributions have greatly benefited our community and set a high standard for future scholars.

Photos from Deex TV's post 23/06/2024

Hambalyo ardayda buugga difaacaty, oo bulshada u soo Gudbisay cilmi baaris laga sameeyay degmada jarriban.

Allah ayaa mahad leh.

23/06/2024

Waxa si wada jira, war-murtiyeed u soo saaray in ka badan dhowr iyo toban jaamacadood oo ku midaysan ururka jamacadaha Puntland (A.P.U).

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Punland, Mudug, Jariiban
Mogadishu
NO

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00