Rabiicul Ahli primary and secondary school

Rabiicul Ahli primary and secondary school Barbaarin wacan iyo waxbarasho tayo leh ugu imoow Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare Ee Rabiicul Ahli.

Rabiicul ahli school wuxuu caan ku yahay barbaarinta ubadka iyo waxbarasho tayo leh oo ay dhigayaan macallimiin khibrad u leh, sidoo kale waxay ardaydu ka helayaan jawi daggan oo ku habboon waxbarashada.

03/09/2026

Maamulaha Rabiicul Ahli primary and secondary school oo kawarramaya xaaladda furitaanka iyo galinta iskuulka sanad-dugsiyeedka 2026/2027
๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข

03/09/2026


Diiwaan galinta ardayda cusub
Sanad-dugsiyeedka 2026/2027
๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข

  muhiim ah Maamulka Rabiicul Ahli primary and secondary school wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in i...
28/08/2026

muhiim ah
Maamulka Rabiicul Ahli primary and secondary school wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in iskuulka furmayo berri oo Sabti ah 29/8/2026 2026/2027...

  muhiim ah ๐Ÿ“ขMAAMULKA Rabiicul Ahli primary and secondary school wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in ...
24/08/2026

muhiim ah ๐Ÿ“ข
MAAMULKA Rabiicul Ahli primary and secondary school wuxuu ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in cusub ee sanad-dugsiyeedka 2026/2027 noqonayo sida sawirka ka muuqato

  ๐ŸŽ‰ ๐ŸŽ ๐ŸŽˆ Maamulka iyo hawl-wadeenada dugsiga Rabiicul Ahli primary and secondary school    waxa uu  hambalyo iyo bogaadin...
19/08/2026

๐ŸŽ‰ ๐ŸŽ ๐ŸŽˆ
Maamulka iyo hawl-wadeenada dugsiga Rabiicul Ahli primary and secondary school waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป, oo loo doortay Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Sidoo kale, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ซ๐˜‚๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ป, oo loo doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo hoggaan miro-dhal ah. Masโ€™uuliyadda culus ee la idiin igmaday Alle ha idiin fududeeyo, hana idinka dhigo kuwo si hufan ugu adeega horumarinta iyo tayeynta waxbarashada Gobolka Banaadir.

Hambalyo ๐ŸŽ‰๐ŸŽ๐ŸŽˆ

HAMBALYO ๐ŸŽ‰๐ŸŽ๐ŸŽˆ๐ŸŽˆ HAMBALYO ๐ŸŽ‰๐ŸŽ๐ŸŽˆ๐ŸŽˆ HAMBALYO ๐ŸŽ‰๐ŸŽ๐ŸŽˆ๐ŸŽˆ Ardaydeenna fasalka 4aad ee dugsiga sare ๐ŸŽ“ ๐ŸŽ“ oo dhamaantood ku guuleystay Imti...
15/08/2026

HAMBALYO ๐ŸŽ‰๐ŸŽ๐ŸŽˆ๐ŸŽˆ
HAMBALYO ๐ŸŽ‰๐ŸŽ๐ŸŽˆ๐ŸŽˆ
HAMBALYO ๐ŸŽ‰๐ŸŽ๐ŸŽˆ๐ŸŽˆ
Ardaydeenna fasalka 4aad ee dugsiga sare ๐ŸŽ“ ๐ŸŽ“ oo dhamaantood ku guuleystay Imtixaankii shahaadiga ee sanad-dugsiyeedka 2025/2026
HAMBALYO ๐ŸŽ‰๐ŸŽ๐ŸŽˆ๐ŸŽˆ

02/08/2026
26/07/2026

๐ŸŽ ๐ŸŽ‰๐ŸŽˆ๐ŸŽˆ Midowga Machadka Al Akmal iyo Rabiicul Ahli primary and secondary school oo uu dhexmaray heshiis wada-shaqeyn dhanka ah

23/07/2026

Faadumo abdiraxmaan.
Oo ka hadleysa mowduuc ku saabsan hooyo.... Guuleyso ๐ŸŽ“๐ŸŽ“

23/07/2026

Hani cismaanciil
Oo ka hadleysa mowduuc ku saabsan tayada macalinka iyo guusha ardaga.
Guuleyso..... ๐ŸŽ“๐ŸŽ“

Address

Rabiicul Ahli Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 17:00
Tuesday 06:30 - 17:00
Wednesday 06:30 - 17:00
Thursday 06:30 - 12:30
Friday 06:30 - 12:30
Saturday 06:30 - 17:00
Sunday 06:30 - 17:00

Telephone

+252616954277

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rabiicul Ahli primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Rabiicul Ahli primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category