29/03/2020
> Hanfi iyo hunrriga soo dhiciyo, hinif dabayl baa leh๐๐
> hanqar iyo hillaac bililigliyo, halalac roob baa leh๐๐๐๐๐๐
> Cir habqamay xareed laga harqaday, haradigeed baa leh๐๐๐
> Xiin hawle iyo heega curan, hogol daruuraa leh๐๐๐
> Hir doogliyo caleen hamasha iyo, habatac ciid baa leh๐๐โค
2 IYO 1 KU DARSO
27/03/2020
27/03/2020
27/03/2020