Al-Nuur School Of Languages

Al-Nuur School Of Languages

Share

Hami yeelo weligaa, Hal-door noqo wax hagi kara, hawshiisa gudan kara, Qorsha-haaga horumari ka toos

25/07/2023

15/06/2023



🎮🧠😊

07/12/2022

Furitaanka tartanka iyo labada guruub ee lagu furi doono inshaa Allah. Aragtidaada waa muhiim

29/08/2022

Ka faaideysi wangsan Maal maha KHAMISTA IYO JUMCAHA

Photos from Al-Nuur School Of Languages's post 26/08/2022

Alxamdulah Waxa si toos ah inoogu bilowday shalay oo aheed Khamis si wangsan BARNAAMIJKII aan ugu talgalnay Ardayda HOOSE IYO DHEXE si aan ugu caawino maadooyinka ay qatan maalmaha KHAMISTA IYO JUMCAHA
WAXII KALE KALA XARIIR
#0614272779
#0617045196
mahadsanidiin

16/08/2022

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamaan ardayda ka gudubtay Imtixaanka Qaran ee Dugsiga Sarre ee Sanad Dugsiyeedka 2021-2022. Waxaan idiin rajeyneynaa safarkiina xigga inuu noqdo mid guuleysta! NUUR SCHOOL OF LANGUAGES
NALASO xariir
0614-272779
0617-045196

16/08/2022

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamaan ardayda ka gudubtay Imtixaanka Qaran ee Dugsiga Sarre ee Sanad Dugsiyeedka 2021-2022. Waxaan idiin rajeyneynaa safarkiina xigga inuu noqdo mid guuleysta!
BY. AL NUUR SCHOOL OF LANGUAGES Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo

15/08/2022

Dhaamaan Bahweynta Jecel Waxbarshada Waano Ugu
Bishareyneyna Inaa Qawan dono New Classes I.n
Nalgaso Xariir Lambarda Hoos ku qoran Mahadsanid

Tel 0614-272779
0617045196

Photos from Al-Nuur School Of Languages's post 05/08/2022

Alxamdulah Bandhigii Shalay iyo Ardayda Al Nuur hambalyo hambalyo Hambalyo Dhamaan Waxn halkan hambalyo ugu diraya Maclimiinta oo juhdi badn galiyay Ardayda sidokle waxa Shalay Nasoo booqday Macalimiin iyo Maamule sare ka socday Qaar ka mid ah Schoolada hambalyo Hambalyo Hambalyo

05/08/2022

Fadlan kafaaidayso

04/08/2022

Kulamada galabta

Fadlan aragtidaada kadhiibo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Yusuf Al Kowneyn
Mogadishu