Anzal Primary And Secondary School

Anzal Primary And Secondary School waa pageka rasmiga ee dugsiga ANZAL

Dhafar iyo Dadaal dheer kadib oo ay in mudaa kusoo jireyn saakay  ardayda fasalka 8_aad ee dugsiga Waxay u fariisanayaan...
10/06/2024

Dhafar iyo Dadaal dheer kadib oo ay in mudaa kusoo jireyn saakay ardayda fasalka 8_aad ee dugsiga Waxay u fariisanayaan imtixaanka uu qaadayo agaasinka gobalka BANAADIR

Guul iyo darajo sare ayaa Allah idinkaga baryaynaa.

Waxyaabaha ka reebban Ardayga galaayo Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. ...
09/06/2024

Waxyaabaha ka reebban Ardayga galaayo Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB

09/06/2024

Class 8 allaha idiin fududeeyo imtixaanka AAD beri galaysaan

Maanta  oo ay taariikhda ku beegneyd 05/June 2024 waxaa si nabad ah noogu Soo gabagaboobay imtixaanka k**a danbeysay fas...
05/06/2024

Maanta oo ay taariikhda ku beegneyd 05/June 2024 waxaa si nabad ah noogu Soo gabagaboobay imtixaanka k**a danbeysay fasalada shahaadiga ee form four Iyo 8 aad sanad dugsiyeedka 2023-2024
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaan idinn rajaynaynaa imtixaanka qaran aad guulo la taaban karo ka Soo hoysaan Inshalah.

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB ayaa si rasmi ah u shaaciyay  Jadwalka lagu gali doono imtixaanka shahaadi...
02/06/2024

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB ayaa si rasmi ah u shaaciyay Jadwalka lagu gali doono imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad, sannad dugsiyeedka 2023/2024.

Maanta oo ay taariikhda ku beegantahay 22/05/2024 waxaa noo Soo gabagaboobay taratan aqooneedka TUSMO IYO TACLIIN sanad ...
22/05/2024

Maanta oo ay taariikhda ku beegantahay 22/05/2024 waxaa noo Soo gabagaboobay taratan aqooneedka TUSMO IYO TACLIIN sanad dugsiyeedka 2023__2024 , waxaana finalka iskugu yimid labada fasal ee 8 aad Iyo form two waxaana guusha raacday fasalka 8aad

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

Address

Dayniile
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anzal Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Anzal Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share