Bahrul-Olom primary School Goldogob Somalia

Bahrul-Olom primary School Goldogob Somalia Education is the Key Of the World Temporary

06/08/2026

bishaar c/laahi diiriye waa arday ka mid ah ardayda machad al-faatix fsal 3aad

Waan bogaadinayaa qirada quruxda badan ee uu noo akhriyay

Guulayso

04/08/2026
04/08/2026

Mu'assasada Baxrul Culuum Goldogob_Punt_land somalia qaybta quraanka iyo culuumta la xariirta xog iyo ogaysiis
Sh Maxamuud Axmed Khayr
Ku soo dhawaada isdiwaan galintu waa socotaa

Dhamaan qaybaha kala duwan ee mu,asasada

02/08/2026

waa Maanso cajiib ah guulayso

01/08/2026

Al.baabada Mu'assasada Baxrul Culuum Goldogob_Punt_land somalia waxay u furantahay cid kasta oo doonaysa in ay iska diwaan galiso

  qaybta 1aad
01/08/2026

qaybta 1aad

01/08/2026

Kalmada deeq yaasiin jeeraw

01/08/2026


Warbixinta Xafladdii Mu'asasada Baxrul Culuum Primary School

Maanta waxaa si heer sare ah uga qabsoontay Mu'asasada Baxrul Culuum Primary School munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay oo isugu jirtay:

1. Sagootin iyo duco loo sameeyey ardaydii Fasalka 8-aad ee ku guulaysatay imtixaanka dhammaadka dugsiga dhexe, iyadoo loo rajeeyey mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn.

2. Abaal-marin la guddoonsiiyey ardaydii kaalmaha ugu sarreeyey ka gashay imtixaannadii sannad-dugsiyeedka 2025–2026, si loogu dhiirrigeliyo dadaalka iyo heerka sare ee waxbarashada.

3. Sidoo kale waxaa si rasmi ah loo furay sannad-dugsiyeedka cusub ee 2026–2027, iyadoo maamulka mu'asasadu soo dhaweeyey ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta, kuna boorriyey inay sii xoojiyaan dadaalka waxbarasho.

Mu'asasadu waxay u mahadcelinaysaa dhammaan waalidiinta, macallimiinta, marti-sharafta iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay qabanqaabada iyo guusha munaasabaddan.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ubadkeenna ku mannaysto cilmi nafci leh, akhlaaq wanaagsan iyo guulo isdaba joog ah.

Mu'asasada Baxrul Culuum Primary School
"Waxbarasho tayo leh, ubad tayo leh."

27/07/2026

Markasta oo ciladi timaado waxaa la raadiyaa xal ku haboon

24/07/2026


AH
Mu'asasada Baxrul Culuum waxay qaadanaysaa arday cusub qaybaha kala duwan ee waxbarashada:

πŸ“– Qaybta Diiniga
🏫 Dugsi Hoose & Dhexe
πŸ“š Qaybaha Qur'aanka Kariimka
πŸŽ“ Courses kala duwan, sida:
🩺 Caafimaadka
πŸ’» Computer-ka
πŸ—£οΈ Luuqadaha

πŸ“ Is-diiwaangelintu waxay ka socotaa:
1. Xarunta Mu'asasada Baxrul Culuum
2. Xarunta Badbaado

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
https://wa.me/+252904666603 ama 0905465010
πŸ“±Iyo nambarada kale ee ku muuqda muuqaalka.

Ku soo biir Mu'asasada Baxrul Culuum β€” Waxbarasho tayo leh, mustaqbal wanaagsan!

Address

Horsed Street
Mogadishu
0907143410

Telephone

+252905465010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahrul-Olom primary School Goldogob Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Bahrul-Olom primary School Goldogob Somalia:

Shortcuts

Share

Category