Rasmi center - Somalia

Rasmi center - Somalia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rasmi center - Somalia, Educational consultant, Maka al mukaramah, Mogadishu.

Rasmi center is a dedicated, non-profit organization committed to advancing education through innovative development programs, research, and capacity-building initiatives

Photos from Rasmi center - Somalia's post 08/06/2026

Kormeer (4)

Xubno ka socday xafiiska kormeerka ee xarunta Rasmi center - Somalia ayaa booqasho kormeer ku tagay Dugsiga Mujamaca Imaamu Shaafici ee Km-16 Ee hoostaga Mu'asasada imaam shaafici

Kormeerka ujeedkiisa waxuu ahaa in loo kuurgalo hawlaha maamul ee dugsiga iyo hubinta dhaqan galka talooyinka kasoo baxay tababarka maamulka ee dhacay bisha janaayo sanadka 2026 iyo u kuurgalka buugaagta ardayda kaasoo lagu hubinayay hab qoraalka ardayda, fahanka maadada.

Haddii aad u baahantahay in lagu sameeyo kormeerka dugsiga oo dhameystiran la xariir 61 7922995 | +252615206018.
.
maamulka

waxbarashada

Photos from Jaabir Bin Xayaan Primary and Secondary School - 1 - Jardiinka's post 29/05/2026
Photos from Rasmi center - Somalia's post 25/05/2026

Kormeer (3)

Xubno ka socday xafiiska kormeerka ee xarunta Rasmi center - Somalia ayaa booqasho kormeer ku tagay Dugsiga Dugsiga H/Dhexe Sare Amiir Nuur ee hoostaga Mu'asasada imaam shaafici

Kormeerka ujeedkiisa waxuu ahaa in loo kuurgalo hawlaha maamul ee dugsiga iyo hubinta dhaqan galka talooyinka kasoo baxay tababarka maamulka ee dhacay bisha janaayo sanadka 2026 iyo u kuurgalka buugaagta ardayda kaasoo lagu hubinayay hab qoraalka ardayda, fahanka maadada.

Haddii aad u baahantahay in lagu sameeyo kormeerka dugsiga oo dhameystiran la xariir 61 7922995 | +252615206018.
.
maamulka

waxbarashada

Photos from Rasmi center - Somalia's post 23/05/2026

Xubno ka socday xafiiska kormeerka ee xarunta Rasmi center - Somalia ayaa booqasho kormeer ku tagay DugsigaH/dhexe iyo sare ee Imaam shaafici Giirre ee hoostaga Mu'asasada imaam shaafici

Kormeerka ujeedkiisa waxuu ahaa in loo kuurgalo hawlaha maamul ee dugsiga iyo hubinta dhaqan galka talooyinka kasoo baxay tababarka maamulka ee dhacay bisha janaayo sanadka 2026.

.
maamulka

waxbarashada

Photos from Rasmi center - Somalia's post 19/05/2026

Xubno ka socday xafiiska kormeerka ee xarunta Rasmi center - Somalia ayaa booqasho kormeer ku tagay Dugsiga imaam shafici sheikh Madar ee hoostaga Mu'asasada imaam shaafici.

Kormeerka ujeedkiisa waxuu ahaa in loo kuurgalo hawlaha maamul ee dugsiga iyo hubinta dhaqan galka talooyinka kasoo baxay tababarka maamulka ee dhacay bisha janaayo sanadka 2026.

.
maamulka

waxbarashada

16/05/2026

Waxaan halkaan hambalyo uga direynaa ustaad Xasan cali axmed oo difaacday buuggiisa qalinjebinta jaamacadda heerka labaad ( Masters degree), Masterkiisa labaaad.

Aad ayaan ugu faraxsanahay dhamaan maamulka iyo madaxda hey'addana hambalyo iyo bogaadin ayay hawada u marinayaan.

Rasmi center - Somalia
Alqalam Foundation for Education and Development
Salaam Center Somalia

Photos from Rasmi center - Somalia's post 09/04/2026

Center for Educational Development-Somalia (CED-Somalia) successfully concluded a two-day school supervision for its client, Al-Kheyraat School. The supervision focused on evaluating teaching practices, classroom management, and school operations.

If your need such comprehensive supervision don't hesitate to contact: +252615206018, 61 7922995

Waxaan soo gabagabeynay kormeer socday labo maalmood kaasoo aay u qabanay dugsiyada Al-kheyraat xarumahiisa kala duwan.

Haddii aad u baahantahay kormeer waxbarasho si aad u ogaato heerka dugsigaaga laguuna siiyo talooyin la xariir numbarada hoose: +252615206018, +252617922995.

Mahadsanidiin.

Center for Educational Development - Somalia


Photos from Rasmi center - Somalia's post 05/04/2026

Kormeer waxbarasho.

Maanta oo taariikhdu ku beegneyd 05/04/2026 waxaa booqasho kormeer waxbarasho ku tagay Dugsiga Dugsiga Al-kheyraat xaruntiisa jungal xubno ka tirsan kormeerka xarunta Rasmi center - Somalia

Kormeerka ayaa ujeedkiisa ahaa in loo kuurgalo habsami u socodka guud ee waxbarashada dugsiga iyo sidoo kale hababka wax dhigista barayaasha dugsiga.

Ugu dambeyn waxaa xubnaha dardaaran guud ay siiyaan maamulka iyo macallimiinta ayagoo uga mahadnaqay soo dhoweyntooda iyo la shaqeyntooda.




school

30/03/2026

Kalmad dardaaran iyo mahadcelin.

Gudoomiyaha dallada FPENs ahna gudoomiyaha Tayo For Education Ali Moallim ayaa kalmad isugu jirta dardaaran iyo mahadcelin ka jeediyay dhamaadka tababarka.

Rasmi center - Somalia
Alfajri school celasha
Al-fajr Model School
Siidii School

27/03/2026

Muuqaal soo koobaya tababarkii maamulayaasha dugsjyada hoos taga Tayo For Education.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Maka Al Mukaramah
Mogadishu
252