AL-Raxma primary & secondary school

AL-Raxma primary & secondary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL-Raxma primary & secondary school, Education, Mogadishu.

Photos from AL-Raxma primary & secondary school's post 13/10/2022

Shalay oo ku beegneed maalin arbaco ah tr: 12/10/2022 waxaa dugsiga H/dhexe iyo sare ee AL-Raxma primary & secondary school lagu soo afmeeray imtixaan bileedka1aad, waxa uuna ku soo dhamaaday jawwi fiican.
# Dugsiga Al-raxma
# Imtixaan bileedka.

Photos from AL-Raxma primary & secondary school's post 10/10/2022

Waxaa si habsami leh u socda imtixaan bileedkii koowaad sannad dugsiyeedka 2022-2023.
Dhamman ardayd waxaan u jeyneynaa in ay guul ka keenaan imtixaanka.

Photos from AL-Raxma primary & secondary school's post 08/10/2022

oo sabti ah Taariikhduna ku Asteesan tahay 8 oct 2022 Waxaa si qurux badan inoogu Bilowday imtixaankii billaha Koobaad ee sanad Dugsiyeedka 2022/2023.
Waxaan u rajeynayaa Dhammaan ardayda u fariisatay imtixaanka Guul iyo Horumar
Ballanteenu waa Aqoon tayo leh iyo Akhlaaq

Photos from AL-Raxma primary & secondary school's post 18/08/2022
Photos from AL-Raxma primary & secondary school's post 18/08/2022

TACSI TIIRAANYO LEH

قال الله تعالى: "يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَرْضِيَّةً فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جَنَّتِي"

Maamulka, macallimiinta, ardayda iyo dhammaan howlwadeennada Dugsiga AL-Raxma primary & secondary school waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, asxaabta, bahda suugaanleyda, iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed, geeridii xanuunka badneyd ee ku timid Alle ha u naxariisto Abwaan Hadraawi, oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Abwaanku wuxuu ahaa hal abuurre iyo keydka umadda Soomaaliyeed, waxuuna umadda uga tegay suugaan dhaxal gal ah.

Bahda waxay Alle uga beryayaan marxuumka in uu ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo ehelkii iyo asxaabtii uu marxuumku ka baxay.

Aamiin ................. Aamiin ................... Aamiin.

26/07/2022

Ogeysiis. Ogeysiis. Ogeysiis !

Waxaa dhammaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada la ogeysiinayaa in machadka AL-Raxma primary & secondary school ay ka socoto diiwaan gelinta ardayda cusub sanad dugsiyeedka 2022-2023 Hadaba horay u gaar xaruunta machadka oo ku taala degmada yaaqshiid xaafada s/xoolaha gaar ahaan wadada Turcaaye . Wixii faahfaahin intaa dheer wac telfoonada hoos Ku xusan.
0618087424 / 0616200540

Photos from AL-Raxma primary & secondary school's post 10/07/2022

Ogeysiis. Ogeysiis. Ogeysiis !

Waxaa dhammaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada la ogeysiinayaa in machadka AL-Raxma primary & secondary school ay ka socoto diiwaan gelinta ardayda cusub sanad dugsiyeedka 2022-2023 Hadaba horay u gaar xaruunta machadka oo ku taala degmada yaaqshiid xaafada s/xoolaha gaar ahaan wadada Turcaaye . Wixii faahfaahin intaa dheer wac telfoonada hoos Ku xusan.
0618087424 / 0616200540

09/07/2022

CIID MUBAARAK
Dugsiga AL-Raxma primary & secondary school wuxuu hambalyo ku aadan munaasabadda Ciidul Adxa u diraaa dhamaan muslimiinta caalamka,
gaar ahaan ummadda soomaaliyeed iyo Ardayda iskuulka meel walba oo ay dunida ka joogaan. Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr.
Waxaana Alle ka baryeynaa inuu ciidaan ciideeda nagu gaarsiiyo caafimaad, cibaado suuban, barwaaqo iyo nabad waarta.

07/07/2022

Aan kawada faa ideysano walalayaal

06/07/2022

maalinta Carafo yee ku dhaafin Jimcada kaliya waad soomi kartaa hadaad doonto qamiis ku darso,,

Like Iyo share La Wadaag Dadkaaga mhdsanid

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu