Al-Muqiim Primary & Secondary School

Al-Muqiim Primary & Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Muqiim Primary & Secondary School, School, Mogadishu.

GO BACK TO SCHOOL31/8/2026         MONDAY
28/08/2026

GO BACK TO SCHOOL
31/8/2026 MONDAY

Dagmada Garasbaaleey in ay kaalinta 2aad ay ka gasho  iskuulada ugu fiican ee imtixaanaadka dugsiga dhexe ee fasalka 8aa...
10/08/2026

Dagmada Garasbaaleey in ay kaalinta 2aad ay ka gasho iskuulada ugu fiican ee imtixaanaadka dugsiga dhexe ee fasalka 8aad waxaa Mahad gaar ah Leh Alle marka labaad maamulada dugsiyada waalidiinda iyo maamulka degmada Garasbaalley

WAXAAN  KU SOO DHAWEYNAYNAA DHAMMAAN ARDAYDA CUSUB EE JECEL IN AY KU SOO BIIRAAN DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE AL-MUQI...
29/07/2026

WAXAAN KU SOO DHAWEYNAYNAA DHAMMAAN ARDAYDA CUSUB EE JECEL IN AY KU SOO BIIRAAN DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE AL-MUQIIM XARUMAHEEDA KALA DUWAN

ISDIIWAAN GELINTU WAA AY FURANTAHAY

19/06/2026

Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee u soo gaba gaboobay imtixaanka fasalka 8aad ee Shahaadiga ah Agaasinka waxbarashada gobalka Benaadir gaar ahaan ardayda dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Muqiim.
shalay oo Khamiis ahayd
Trkh: 18/6/2026

Wargelin            Wargelin          Wargelin Waxaa Dhammaan lagu wargelinayaa ardayda, macalimiinta iyo walidiintaba i...
27/03/2026

Wargelin Wargelin Wargelin
Waxaa Dhammaan lagu wargelinayaa ardayda, macalimiinta iyo walidiintaba in fasaxii maalmaha ciida ka dib uu dib u furmi doono iskuulka ayna cashirada toos u bilaaban doonaan beri oo sabti ah 28/3/2026 insha Allah

Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare ee Al-Muqiim  waxa ay si farxad leh idinkugu hambalyeynayaan Mun...
20/03/2026

Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare ee Al-Muqiim waxa ay si farxad leh idinkugu hambalyeynayaan Munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed Allaah ha inaga aqbalo soonka iyo Acmaasheennaba sanadkaan kiisa kale na Alle ha inagu wada gaarsiiyo Caafimaad, Nabad, bash bash iyo baraaro.

Maamulka, Macalimiinta ,Ardayda iyo dhammaan bahda Dugsiga AL-Muqiim Waxa ay ka tacsiyeeynayaan geeridii ku timid  Marxu...
05/03/2026

Maamulka, Macalimiinta ,Ardayda iyo dhammaan bahda Dugsiga AL-Muqiim Waxa ay ka tacsiyeeynayaan geeridii ku timid Marxuumad maama Aamino Aweys Maxamed oo ka mid ahayd Waalidiinta iskuulka waxaan si gaar ah ugu tacsiyeeynaynaa Faysal Axamed Cusmaan, Cadnaan Axmed Cusmaan iyo C/qaadir Axmed Cusmaan oo ka mid ah ardayda dugsiga dhigato Hooyo Samir iyo iimaan Alle hanaga wada siiyo marti la jecel yahayna Alle haka dhigo.

18/02/2026

XAFLAD SI HEER SARE AH LOO SOO AGAASIMAY OO LAGU SOO DHAWEYNAYO BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN AYAA LAGU QAYBTAY SHALI OO TALAADA AH XARUNTA DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE AL-MUQIIM.

Maamulka iyo howlwadeenada Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-muqiim  waxa ay  hambalyo ku aadan bilashada  bisha barak...
18/02/2026

Maamulka iyo howlwadeenada Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-muqiim waxa ay hambalyo ku aadan bilashada bisha barakeysan ee Ramadann u dirayaan dhamaan ummada Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan (Ramadaan Mubaarak ) Alle ha inoogu dhigo kuwii ka wada faa'deysta acmaasha bishaan barakaysan

WARGELIN                WARGELIN                  WARGELINWaxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda, barayaasha dugsiga i...
26/12/2025

WARGELIN WARGELIN WARGELIN

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda, barayaasha dugsiga iyo waalidiinta in berri oo Sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 27/12/2025 in ay dib noogu bilaaban doonto waxbarashada maalmo fasax ah ka dib.

Isu soo noqod wanaagsan

Address

Mogadishu

Telephone

+252618474474

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Muqiim Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category