Mogadishu Data Analysis Center

Mogadishu Data Analysis Center

Share

DATA COLLECTION
DATA ANALYSIS
SURVEYS
CONSULTATIONS
STATISTICAL TRAINING
RESEARCH
MARKET RESEARCH hadafka page-kan loo asaasay waxaa kamida:
1.

Mogadishu Data Analysis Center

page-ka MDAC waxaa loo asaasay in bulshada somaliyed lagu baro cilmiga istatistikada maadama aan loga maarmeyn culuumta kala duwan sida dhaqaalaha, siyaasada, saykoolaji iyo cilmi baarista. in lagu soo bandhigo duruus ka hadleysa habka ugu fiican ee loo taxliiliyo data
2. in laga caawiyo ardayda diyaarinaysa warqad cilmi baaris ama risaala sidey u taxliilin lahaaye

23/07/2026

Hambalyo & Duco

Waxaan hambalyo u direynaa Dr. Eng Mahamud Jimale oo Golah wasiirada maanta u magacaabeen Gudoomiyaha Golaha tacliinta sare ee qaranka. Dr. Jimcale wuxuu ku suntanyahay daacadnimo, hawlkar, dad isku wad & xog ogaalnimo.

Waxaan Alle ugu baryaynaa in Alle u fududeeyo xilka loo magacaabay

28/03/2026

Waxaa farxad inoo ah inaan soo bandhigno Madal Waxbarasho Online ah (E-learning Platform).

Madashi waxay bixisaa koorsooyin wax ku ool ah oo ku saabsan:
📊 Applied Statistics
📈 Data Management & Analysis

Koorsooyinkeenna waxaa loogu talagalay ardayda, cilmi-baarayaasha, iyo xirfadlayaasha doonaya inay horumariyaan xirfada falanqeynta xogta

👉 Bilow barashadaada maanta: courses.mdacso.com

courses.mdacso.com

19/03/2026

Ciid wanaagsan dhamaantiin, kuwada ciida caafimaadsan ayaan idin leenahay.

Dhawaan waxan idinla wadaagi doonaa E-learning courses oo aad markasta heli kartaan & Blogs ku saabsan demography & Statistics ee nala socda

Koorsadi ugu horeeysay ayaad iibsan kartaa
Www.courses.mdacso.com

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Afgoi Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00