Maxamed cumar

Maxamed cumar

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed cumar, College & University, Mogadishu.

27/07/2025
27/07/2025

Aduunyadoo waa daqiiqado qof waljba waa inuu xasuusnaada time ⏲ iyo wakhtigii oga baxay

24/07/2025

Asc asxaabta dhamaan

15/07/2025

Asc asxaabta aan u xzisay

10/06/2025

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland ayaa si rasmi ah dalka uga bilaabmi doona 21-ka bisha june, Wasiirka Waxbarashada iyo Masuuliyiinta Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka ayaa sidaasi ku dhawaaqay

10/06/2025

Puntland ayaa la sheegay inay Xabsiga kasii deysay 26 nin oo Kalluumaysato ah una dhashay dalka Yamen, kuwaas oo Xeebaha Puntland lagu qabtay bishii May, iyaga oo si sharci darro ah uga kalluumaysanaya Xeebahaas.

Kalluumaysatadan ayaa lasii daayay kadib markii ninkii lahaa doonta ay la socdeen uu bixiyey lacag dhan 44 Kun oo Dollar.

09/06/2025

Madaxwayne Erdogan ayaa amarkan dul-dhigay cusbitaalada gaarka loo leeyahay, tan ayaana qayb weyn ka ah olole Balaadhan oo uu Madaxwaynaha Turkigu ku rabo in lagu dhiirigaliyo Dhalmacada Dabiiciga ah iyo in wax lagaga qabto hoos u dhaca dhalashada ee dadka Turkiga ah.

Qalliimada Dumarka ee wakhtiga Dhalmada ayaa lagu qiyaasay guud ahaan dalkaasi inay ka marayaan boqolkiiba 61, taas oo ka dhigtey ta heerka saraysa dunida oodhan. Haween badan oo Turkey ah ayaa doorbida Qalliinka kana baqda Foosha Dabiiciga ah iyaga oo u arkaya inuu yahay mid ammaan badan oo aan dhib badan lahayn.

Talaabadan waxa cambaareeyey siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo ururada u dhaqdhaqaaqa Haweenka oo ku doodaya inay tahay siyaasad xukuumadda Erdogan ku rabto inay ku maamushu arrimaha haweenka iyada oo ku marmarsiiyoonaysa tirada dadka Turkey-da ah oo yaraaday, waa sida uu warkan baahiyey wargeyska Arabnews.

Aragtidaada ?

25/05/2025

Wasiirka Warfaafinta SSCkhaatumo oo u jawaabaya Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa yiri:-

“SSCKH kuma howllana xumaanta Puntland, culeysna naguma hayo qof shaqadiisa u welwelsan; SSCKH shaqada Qarankana xil baa ka saaran, taayadana waa ku filan nahay.”

25/05/2025

waaw guul iyo gobonimo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu
05