Saacid Primary & KG School

Saacid Primary & KG School saacid

08/01/2023
Dugsiga waxa la furayaa 1/8/2022 maalinta isniinta insha allaah cidii jecel in ay ku soo biirto sidaa ha ula socdaan
30/07/2022

Dugsiga waxa la furayaa 1/8/2022 maalinta isniinta insha allaah cidii jecel in ay ku soo biirto sidaa ha ula socdaan

Bushaaro bushaaro bilkhayr dhahaWaa dugsi loo bogey tacliinteesee bulshoy ha u daymo la.aanDugsiga saacid kg and primary...
30/06/2021

Bushaaro bushaaro bilkhayr dhaha
Waa dugsi loo bogey tacliinteesee bulshoy ha u daymo la.aan
Dugsiga saacid kg and primary school
Waa Dugsi ku suntan aqoon iyo akhlaaq hadaba dugsiga waxa uu qaadanaya sanadkan 2021 fasalo cusub oo kala ah 1aad ilaa 8aad
Iyo kg1 kg2 kg3 oo ah barbaarinta ubadka yar yar iyo tarbiyayntooda

Sidoo kale dugsigu waxaa uu qaadanayaa (cv) yada macalimiinta la qaadanayo

Is qoristu waxay ka socota xarunta dugsiga
Oo ku taal degmada Axmed dhagx gaar ahaan xaafada aktober

Waxaad kala soo xidhiidhi kartaa telefoonadan:0634048072/0659180632

18/01/2021
Masha llaah waxa uu dugsigu dalxiis u saaray fasalkii ku guulaystay tartankii la socday dugsiga iyada oo loo sameeyay dh...
26/09/2020

Masha llaah waxa uu dugsigu dalxiis u saaray fasalkii ku guulaystay tartankii la socday dugsiga iyada oo loo sameeyay dhiiri kalin

13/09/2020

Xuquuqda dumar

20/08/2020

Maasha Allah aadbey iisoo jiiteen 2dan caruurta ah ee aad ka u da.da yar yar bal ila daawada idinkuna

Bushaaro bushaaro bilkhayr dhahaWaa dugsi loo bogey tacliinteesee bulshoy ha u daymo la.aanDugsiga saacid kg and primary...
22/07/2020

Bushaaro bushaaro bilkhayr dhaha
Waa dugsi loo bogey tacliinteesee bulshoy ha u daymo la.aan
Dugsiga saacid kg and primary school
Waa Dugsi ku suntan aqoon iyo akhlaaq hadaba dugsiga waxa uu qaadanaya sanadkan 2020 fasalo cusub oo kale kg1 kg2 kg3 iyo waliba magalada hoose 1aad 2aad 3aad 4aad

Waxaad kala soo xidhiidh kartaa tell:0634048072/0659180632

Maamulka dugsiga saacid waxaa uu  ogaysiinayaa dhamaan bulshada in dugsiga bari oo sabti ah la gali doono xiisadihiina b...
31/01/2020

Maamulka dugsiga saacid waxaa uu ogaysiinayaa dhamaan bulshada in dugsiga bari oo sabti ah la gali doono xiisadihiina bilaami doonaan

Waxaa kale oo uu dugsigu ugu bushaaraynayaa waalidiinta ubadkooda la jecel wax barashada in uu qaadanaayo fasalo cusub 1/2/2020
Dugsigu waxaa uu leeyahay qayb barbaarin ah oo loogu talo galay khadka yar yar in maskaxdooda lagu dhiso Laguna koriyo garaadkooda dugsiga waxaa ku diyaara macalimiin khibrad iyo waayo aragno u leh halka wax dhigista

Allaa .mahad leh

Address

[email protected]
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacid Primary & KG School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category