Faculty of GeoScience & Environment

Faculty of GeoScience & Environment Home for Earth Science, Water Resources, mineral industry and protecting the Environment

Hambalyo, Ducada 7aad e kuliyada Culuumta Dhulka iyo Deegaanka o difaacatay maanta buugga qalin jabinta Jaamacada
30/08/2025

Hambalyo, Ducada 7aad e kuliyada Culuumta Dhulka iyo Deegaanka o difaacatay maanta buugga qalin jabinta Jaamacada

Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐†๐ˆ๐’ ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐...
19/07/2025

Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐†๐ˆ๐’ ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐€๐ซ๐œ๐†๐ˆ๐’. Tababarka waxaa bixinaya ๐˜๐š๐ฌ๐ข๐ง ๐’๐š๐ข๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ oo ku takhasusay Injineernimada Madaniga ah (Khayraadka Biyaha).

๐Ÿ“… ๐Œ๐ฎ๐๐๐š๐๐š: Laba Toddobaad | Jadwalka: Sabti ilaa Talaado
๐Ÿ•˜ ๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: 9:00 subaxnimo โ€“ 11:00 subaxnimo
๐Ÿซ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: Xarunta Prof. Cadoow, Hoolka Siminaarada, Dabaqa 3aad
Ha moogaan fursaddan si aad u horumariso xirfadahaaga ku saabsan falanqaynta xogta juqraafiga iyo sawir-qaadista khariidadaha!

06/04/2025

Happy world geologist day



Ardayda dhigata kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka  Jaamacadda Benadir ayaa waxa ay tababar ku saabsan Oceanography...
24/11/2024

Ardayda dhigata kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka Jaamacadda Benadir ayaa waxa ay tababar ku saabsan Oceanography kusoo qaateen Xeebta Jaziira, Oceanography waa qayb ka mid ah cilmiga dhulka, gaar ahaan marka la eego xiriirka u dhexeeya qaab-dhismeedka dhulka iyo badda hoosteeda.

Waxaa  soo gaba-gaboobay siminaar socday laba maalin oo iskugu jiray theory iyo practical ee kuliyadda Culuumta Dhulka i...
22/07/2024

Waxaa soo gaba-gaboobay siminaar socday laba maalin oo iskugu jiray theory iyo practical ee kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka Jaamacadda Benadir, Waxaa sidoo kale ka faaideystay ardayda barata kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka ee Jaamacadda Ummadda. iyagoo ku qaatay sheybaarka casriga ah looguna talagalay ardayda in ay ku tababartaan
Waxaa soo jeediyey aqoon-iswiidaarsigaas Eng. Mohamed Abdinasir Dalmar.

Maanta waxa ay ku asteeysantahay Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka oo sanad kasta  (5- Bisha June) loo dabaal-dego . Sand...
05/06/2024

Maanta waxa ay ku asteeysantahay Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka oo sanad kasta (5- Bisha June) loo dabaal-dego .

Sandkan Halku dhiga Maalinta Deegaanka Adduunka waa "Dib u dhireeynta Dhulka, ka hortaga nabaad guurka, iyo u adkaysiga Abaaraha."



Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa  tababar ku saabsan "Remote Sensing Tec...
19/05/2024

Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa tababar ku saabsan "Remote Sensing Technology is best Tool learning Geoscience student" waxaana soo jeedin doona Dr. Hussain Bashir (Senior Hydrologist and Petroleum Specialist).
๐Ÿ—“๏ธ Taariikda: 20/May/2024
๐Ÿ•“ Waqtiga: 10:00am
๐Ÿ“Dr. Caddoow, Seminar hall, 3rd Floor.

Qaar ka mid ah ardayda Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka jaamacadda Benadir ( BSc Geology) , gaar ahaan semester -...
04/12/2023

Qaar ka mid ah ardayda Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka jaamacadda Benadir ( BSc Geology) , gaar ahaan semester -ka 3aad ayaa maanta baraatiko (Rocks and minerals) ku qaatay xarunta jamacada ee prof caddow.

Waxayna daraaseeyeen

Composition
Color
Hardness
Specific gravity
Cleavage
Grain size.

Kulliyada culumta dhulka iyo deganka e jamacada benadir waxa marwalba ka goโ€™an tayaynta ardayda somaaliyeed ee daraaseya culuumta dhulka.

Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka ee Jaamacadda Benadir ayaa qabatay siminaar ku saabsan "๐—œ๐—ป๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐˜๐—ผ ๐—š๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†...
28/11/2023

Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka ee Jaamacadda Benadir ayaa qabatay siminaar ku saabsan "๐—œ๐—ป๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐˜๐—ผ ๐—š๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†" waxaana soo jeediyay Eng. Ibrahim Mohamed Omar Salihi, siminaarka waxaa ka faaiideystay ardayda Kuliyadda Culuumta Dhulka iyo Deegaanka dufcadaheeda kala duwan.

Waxa ay kulliyada culuumta dhulka iyo degaanka ee jaamacadda Benadir University  ay qaban doontaa maalinta  talaadada 28...
27/11/2023

Waxa ay kulliyada culuumta dhulka iyo degaanka ee jaamacadda Benadir University ay qaban doontaa maalinta talaadada 28/11/2023 (10:00am) Seminar ku saabsan Introduction to Gemology
Seminar-ka waxaa soo jeedin doona khabiir Soomaaliyeed oo ku xeeldheer kheyraadka, gaar ahaan waddankeena.



Waxay kulliyada culuumta dhulka iyo degaanka ee jaamacadda Benadir University  qabatay Seminar ku saabsan Geology of Som...
31/10/2023

Waxay kulliyada culuumta dhulka iyo degaanka ee jaamacadda Benadir University qabatay Seminar ku saabsan Geology of Somalia and Exploitation of Water Resources in Somalia .

Seminar-ka waxa furay hormuudka kulliyada culuumta dhulka iyo deegaanka Eng.Mohamed Abukar Haji Gobdoon.
waxana so jeediyay Geologist Professor Ibrahim Farah Mohamed (Nakaruma)



Address

Dr. Addow Campus, Seybiyano, KM6 Hodan Mogadishu
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 15:00
Tuesday 07:00 - 15:00
Wednesday 07:00 - 15:00
Thursday 07:00 - 15:00
Saturday 07:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 15:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of GeoScience & Environment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Faculty of GeoScience & Environment:

Shortcuts

Share