21/05/2022
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
π¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βππ¨βπ
WAXAAN U HAMBALYEENAYNAA USTAAD MAXAMED CUMAR CALI (MOHAMMED R.K) OO DIFAACDAY BUUGIISA QEYBTIISA KOOWAAD USTAAD WAXAAN KUU RAJEYNEYNAA GUUL IYO HORUMAR WACAN IDINKUNA MAXAAD LEEDIHIIN?
21/05/2022
UBAXYADA HILTON SCHOOL HOR USOCOD WACAN
29/01/2021
DHAMAAN BAHDA HILTOON ISKUUL WAXA AY HAMBALYO AROOS UDIRAYAAN "MARYAMA CABDI MAXAMED "OO KAMID AH ARDAYDA ISKUULKA IYO SEEGEYDA "C/RAXIIN MAXAMED CUMAR"
08/01/2021
ASC DHAMAAN MAAMULKA IYO MACALIMIINTA IYO ARDAYDA WAXA AY HAMBALYO AROOS AH UDIRAYAAN MAAMUL KU XIGEENKA ISKUULKA HILTON EDUCATIONAL INSTITUTE
OO NIKAAXOODA SAAKAYTU KADHACAY DEEGAANKA CEELASHA BIYAHA.
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
17/12/2020
Dhamaan maamulka iyo macalimiinta iskuulka HILTON waxa ay tacsi tiiraanyo leh u udirayaan dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaah u naxriistee Maamulka iskuulka TAAJ PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL Maxamed C/laahi Faarax
12/12/2020
ALXAMDULILLAAH
waxaa maalinnimadii khamiista taariikhduna ay ku asteesneed 10/12/2020 xaflad heersare taas oo lagu gudoonsiinaaya shahaadooyin DIPLOMA AH dufcadii 1aad ee iskuulka HILTON EDUCATIONAL INSTITUTE la dhacday hallka weyn ee Al-kowthar.
10/12/2020
THE FIRST GRADUATION CEREMONY IS
COMING SOON.
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
04/12/2020
β€β€βββ‘β‘γγCOMING SOON/GOOR DHOW γγβββ‘β‘β€β€
21/11/2020
CONGRATULATIONS!!!
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
DHAMAAN BAHDA HILTOON ISKUUL WAXA AY HAMBALYO UDIRAYAAN DHAMAAN MACALIMIINTA SOOMAALIYA.