Dufcada 24aad ee Axmed Gurey

Dufcada 24aad ee Axmed Gurey

Share

Kusoo Dhawaada page ka Dufcada 24aad ee Axmed Gurey. Wixii dheeri ah nagala Soo xiriir email: [email protected]

27/08/2025

Wxn bogadinena schoolkena Ahmed Gurey High school

Isku Aadka Wareega Afar dhamaadka ee Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyada Gobolka Banaadir

Dugsigaaga ma ka mid yahay dugsiyada kasoo gudbay wareega sideed (8) dhamaadka?




Photos from AZUL Sports's post 12/08/2025

Mid kmd ah ardaydi dufcada 24aad wxn ku lenahay hormar wcn

Photos from Ahmed Gurey High school's post 28/07/2025

Ka dufcada 24ad ahan wanku fanena scholkena iyo mamo Sacdiyo Cabdi Raxman oo dadalkan qeyb weyn ka ah mhdsnd mamo❤️

17/02/2025

Asc
Waxaan booqasho ku tagnay schoolkeena Ahmed Gurey High school
Waxaan u mahad celinayaa maamulka iyo macalimiin oo soo dhawayn diran noo sameeyy
Waxaan kaloo u mahad celinayaa saxiibadii nagu matalayey

Photos from Dufcada 24aad ee Axmed Gurey's post 02/01/2025

Dufacada 24ad o isku duban Waxan u hambalyenayana gudomiyaha cusub io mamulka scholka sida wcn u qababtay dorasho lo dhan yahay Ahmed Gurey High school

Waxaana loo Tartamayay Gudoomiye iyo Gudoomiye Xigeyn

Musharaxiinta Kala Ah
1 Mohamed Ahmed Abdullhi
2 Abdimajiid Abdiraxmaan mohamed

Waxey U Tartamayeyn Gudoomiye Waxaana Ku Guulestay Xilkaas Abdimajiid Abdiraxmaan Mohamed

Gudoomiye Xigeyn Waxaa U Tartamayay Musharaxiinta Kala Ah

1 khaalid Cali muuse
2 mohamed Siciid Mohamed

Waxaana Gudoomiye Xigeyn Ku Guulestay Mohamed Siciid Mohamed

Doorashada Kaliya Waxaa Codkooda Dhibanayay Ardayda Subaxdii Dhigato Iskuulka

30/12/2024

SIMAD oo 25 jirsatay .

Hambalyo dhamaan SIMAD Family

Simadey Simadey Udabaal Dag SIMAD University Ahmed Gurey High school

21/11/2024

Waxaan ugu hambalyaynaynaa dhammaan Macalimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 21ka November.
Hambalyo 🇸🇴🎉🎉🎉
Gaar ahaan waxaan Hambalyo leenahay Macalimiinta Dugsiga Ahmed Gurey High school
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed
ما أشرقت في الكون أي حضارة * إلا وكانت من ضياء معلم مكتوب

06/09/2024

WE ARE CHAMPIONS 🏆 🥇 Ahmed Gurey High school

30/06/2024

Hamblyo Ustad Khadar Xasan Xaaji oo ku guuleystay
Xubin Golaha dhexe ee ururka macalimiinta soomaaliyeed.

29/10/2023

25yrs yowbar iyo taclin sare Ahmed Gurey High school

Photos from Dufcada 24aad ee Axmed Gurey's post 17/02/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo 👏👏💯🇸🇴 Ahmed Gurey High school oo kuguuleystey tartanka Kubbadda cagta iskuullada gobolka Banaadir 2022-2023.

💯👏

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu