Waxaan kuu haynaa Cabaayado, Saakoyiin iyo Xijaabyo aad u qurux badan .sodhawoow 🥰🙏
Carwo Luula
Wll Waxaan kuu haynaa Qamiisyo, Cabaayado, Saakooyiin iyo Xijaabyo aad u Qurux Badan. Nagalaso Xiriir 061-422-5659. Mahadsanid 🥰🙏
So dhawoow oo inaga sodalbo goob waliba waan kuugu keneynaa insha Allah.
11/01/2026
pagekani shiiqo asxaabta kamid aa iska leh.
Follow udhaha insha Allah
https://www.facebook.com/profile.php?id=100077834936319&mibextid=ZbWKwL
Darul Iman Islamic TV ISLAM for HUMANITY
https://www.facebook.com/profile.php?id=100077834936319&mibextid=ZbWKwL
Darul Iman Islamic TV ISLAM for HUMANITY
Koosarkani, waxey ka kooban yihiin
1. Cashiro habeysan,
2. suaalo xul ahh oo heer walbo aad mareysid aa kaga shaqeyni doontit
3. dood iyo wada hadal oo kadhan ahh ardeyda isku koos ahh
4. iyo xiriir toss ahh oo mclinka iyo ardeyda kadhan, wixiyo habka Online-ka la adeeg sanaayo...........
01/03/2023
OGEYSIIS !! OGEYSIIS !!
Dhamaan bahdda waxbarashadda ee Page keena kuxiran, waxan mudda dow bilaabi donna koorso ahh barashada Luqadda englishka oo habka online-ka aan kubixini doono.....
Koorsadu waxey kala yihiin
1. Basic - oo ah ardeyda bilowga
2. Basic grammar oo dhigani donan ardeyda intermediate level-ka ahh
3. Extensive grammar oo dhigani donan ardeyda advanced level -ka ahh
4. Muraajacadda buuga muqararka ee English F4 oo dhigani donan ardeyda intixaamka F4ga ufarisaneysit insha Allah.....
Ereyada Liid Isku ahh || Opposite Words
Cashirkeena Gramarka || Verb, Past Tense, Past Participle
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Mogadishu
+252