26/05/2026
Ciid Mubaarak
Kusoo dhawaaw horyaal medical collage
oo Hel practical kuliyadaha Cafimaadka +252611521002
26/05/2026
Ciid Mubaarak
13/05/2026
Asc soodhaw walal kusoo dhawaw Horyaal Medical College maadooyinka an bixino waa
1. Diploma in Medical Laboratory
2. Diploma in pharmacology
3. Diploma in Nursing
4. Diploma in Midwifery
5. Diploma in Nutrition
6. Diploma in Public Health
7. Diploma in Ultrasound
8. Diploma in ECG
College wuxuu kuyaalaa
isgooska Howlwadaag kasoo horjeedka Schoolka 21 november
_Dre maadadeed jeceshahay in aad naga barato_
06/05/2026
π HORYAAL MEDICAL COLLEGE
π Diploma Programmes
Horyaal Medical College waxay bixisaa 8 Diploma Programmes oo tayo sare leh, kuwaas oo loogu talagalay ardayda doonaysa in ay helaan xirfad caafimaad oo rasmi ah, kana shaqeeya goobaha caafimaadka.
β
Diploma-yada aan bixino:
Diploma in Medical Laboratory
Diploma in Pharmacology
Diploma in Nursing
Diploma in Midwifery
Diploma in Nutrition
Diploma in Public Health
Diploma in Ultrasound
Diploma in ECG
π Location:
Isgooska Howlwadaag, kasoo horjeedka Schoolka 21 November
β° Time:
Fulltime & Parttime
π Contact Us:
+252 611 61 1521002
03/05/2026
π©Ί SEMINAR: Cannulization (IV Cannulation)
Horyaal Medical College waxay qabaneysaa Seminar muhiim ah oo ku saabsan Cannulization (IV Cannulation), kaas oo ah xirfad caafimaad oo aad muhiim ugu ah shaqaalaha caafimaadka, gaar ahaan Nursing, Midwifery iyo Medical Laboratory.
π― Ujeedada Seminar-ka
Seminar-kan waxaa loogu talagalay:
In ardayda lagu baro habka saxda ah ee xididka (vein) loo galo si loo geliyo cannula.
In la kordhiyo xirfadaha practical-ka ee ardayda.
In la yareeyo qaladaadka ka dhasha cannula gelinta.
In la fahmo infection control iyo patient safety.
π Waxyaabaha lagu baranayo
Seminar-kan waxaa lagu baran doonaa:
Qalabka loo isticmaalo Cannulization
Doorashada vein-ka saxda ah
Habka cannula loo geliyo step by step
Sida loo sugo cannula (fixation)
Dhibaatooyinka dhici kara iyo sida looga hortago
Infection prevention (aseptic technique)
π©ββοΈ Cidda ka faaβiideysan doonta
Seminar-kan wuxuu ku habboon yahay:
Nursing Students
Midwifery Students
Public Health Students
Health workers iyo interns
π
Faahfaahinta Seminar-ka
π Date: 05/05/2026
β° Time: 01:00 PM
π Location: Horyaal Medical College
π Contact Us: 61 1521002
29/04/2026
Nagu soo biir oo nagala Soo Xariir 61 1521002
28/03/2026
Nagu soo biir oo naga qaado full practical 61 1521002
18/02/2026
Ramadaan Mubarak
16/02/2026
Nagu soo biir oo naga qaado Diploma in ECG 61 1521002
Horyaal Medical College xarun wax dhista
03/02/2026
Nagu Soo Biir oo Naga qaado Course Laboratory tababar Heer Sarre Leh