CALIM Academy Center

CALIM Academy Center ONLINE TEACHING. faafahin kala xiriir : 0611013249.

CAALIM ACADEMY CENTER Waa akadeemiyad waxbarasho oo gaar loo leeyahay, waxayna u bixisaa adeegyadeda 3 hab kala duwan, kuwaas oo kala ah :
1.CLASS ATTENDENCE.
2.HOME TEACHING.
3.

Aas aasaha akademiyada CAALIM ACADEMY CENTER ayaa lagu marti qaaday madasha KORORSO FORUM  Madasha KORORSO FORUM ayaa  a...
06/01/2022

Aas aasaha akademiyada CAALIM ACADEMY CENTER ayaa lagu marti qaaday madasha KORORSO FORUM

Madasha KORORSO FORUM ayaa ah madal si maqal live ah facebook dhexdiisa uga dhaca todobaadkiiba mar waxaana loogu talagalay in ay dhalanyaradu ku kala qataan, talooyin, xirfado, aqoon, macluumaad iyo waayo aragnimo

Waxadna kala soconkartaa Barta Facebook ee

03/12/2021

waa abaalmarin sanadle ah oo lagu bixiyo shirweyna teknoolojiyada ee mogadishu kaas oo sanad walba la qabto { mogadishu tech summit} MTS
-Waa madal kugu xidhaysa hal-abuurada teknoolajiyada , waxaana ka qeybgalaya in ka badan 5000 ka qeybgalayaal , kuwaa isugu jira safiiro, wasiiro, enjineero , bangiyo maalgashi & seynisyahano ka socda shirkada GOOGLE

-shirweynaha MTS waxa uu ka kooban yahay dhowr weybood, sida dood cilmigeed, bandhig, qudbado, abaalmiro, tartan, towbar iyo cilmi baaris
-waxa uuna soconayaa mudo sedex maalin 7,8,9, ee bishaan waxaana uu ka dhici donnaa tiyaatarka qaranka
-khaalid innovation award waa qeyb kamid ah barnaamojyada tirada badan ee lagu so dhexbandhigi doono shir weynaha MTS2021



habeen dambe halka uu ka yimid magaca khaalid ee loogu magac daray abaalmarinta lagu bixiyo shirkaas iyo xogo kale

Mohamed Ahmed sufi


Khaalid innovation Award |2021

Ogeysiis Ogeysiis OgeysiisDhamaan waalidiinta iyo ardeyda fasalka 8aad (grade 8aad) ah waxaa la ogeysiinayaa in sanad ka...
18/09/2021

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Dhamaan waalidiinta iyo ardeyda fasalka 8aad (grade 8aad) ah waxaa la ogeysiinayaa in sanad kaan akademiyada CAALIM ay qabaneyso koorso loogu talagalay in ardeyda xirfadooda iyo aqoontooda kor loogu qaado taas oo soconeysa mudo kooban laguna bari dooonno maadooyinka oo idil ee FASALKA 8aad ka ah.

Hadabo wixii faafahin ah kala xiriir whatsapka : https://chat.whatsapp.com/KuZMZi0uW6p8reFcACSqtg

0615107836 ama 0611013249

05/06/2021

Geedkii 20 jirkaga kaga aad beerato 60 jirkaaga bad guran!

Maamulka Akadamiyada Caalim Academy Center mudane ABDULKADIR HASSAN MOHAMED  ayaa lagu marti qaadat Mada
19/05/2021

Maamulka Akadamiyada Caalim Academy Center mudane ABDULKADIR HASSAN MOHAMED ayaa lagu marti qaadat Mada

Martida berito ee madasha MOGADISHU F4 CLASSES|2021
Agaasimaha ururka PENCIL Abdulkaadir hassan mohamed


  CIID WANAAGSAN
12/05/2021


CIID WANAAGSAN

09/05/2021

https://chat.whatsapp.com/CFdPDb42j3z7pZxHhA2omq

Halkaan waa madal loogu talagalay Ardeyda F4 ah

program kaani *Mogadisho F4 clases|2021*
Waa program isugu jira dhowr qeybood sida towbar, dhiiragalin iyo tallooyin logu caawinayo F4-rada

_Si aad ugu biirto link taabo_

Halkaan waa madal loogu  talagalay Ardeyda F4 ahprogram kaani *Mogadisho F4 clases|2021* Waa program isugu jira dhowr qe...
07/05/2021

Halkaan waa madal loogu talagalay Ardeyda F4 ah

program kaani *Mogadisho F4 clases|2021*
Waa program isugu jira dhowr qeybood sida towbar, dhiiragalin iyo tallooyin logu caawinayo F4-rada

_Hadii aad tahay f4 ku biir Link group ka_

https://chat.whatsapp.com/K0FLDtPth9IIoyX1A6ALhU

21/04/2021

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CALIM Academy Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category