25/02/2024
بسم الله
Maalin xusid mudan 24/02/2024
Mahad dhamaanteeda Waxay u Sugnaatay Allah (سبحانه وتعالى) oo igu guuleyay in Aan gaaro safarkeeygii dheeraa ee igu qaadatay muda 4 iyo bar (4.5) waxaa aan aad uga faraxsanahay inaa kamid noqday dafcadii 1aad ee ka baxaday caluumta Dhulka (Batch 1 Geology) ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee heerka koobaad (Bachelor Degree).
Marka xigta waxaan si gaara ah ugu mahad celinaya dhamaan bahda isoo gacan qabatay oo aas aas fiican u ahaay in aan heerkaan soo gaaro ama aan usoo gudbo heer jaamacadeed dhamaantiina waxaan idiin leeyahay abaalkiida ma gudi karo waxaan idiinku doceeynaa allah inuu idiinsiiyo cimri dheer oo cafimaaad leh iyo cibaado suuban aduun iyo aakhiraba,
sidoo kle waxaan umahad cilinaa hooyadey mcn oo markasta igu docayn jirty in aan heeerkaan soo gaaro.
Gaba'gabadii Waxaan U Mahadcelinayaa Asaxabtii iyo Ehelkeyga sida muga iyo miisaanka leh igu Soo hambalyeysay iinna Duceysay
Mahadsanidin Dhamaantii.