Jowharul Islaam School Pranch Two

Jowharul Islaam School Pranch Two Jowharul islaam School Has a quality education.

Waxaa si farxad ah inoogu soo idlaaday imtixankii nisfu sanaha ee iskuulka  .Ee   Shiikh Ibraahim . Alxm ..
14/12/2022

Waxaa si farxad ah inoogu soo idlaaday imtixankii nisfu sanaha ee iskuulka .
Ee Shiikh Ibraahim . Alxm ..

13/12/2022
Waxaaa wali soconaya Imtixanka Nisfu sanaha ee Iskuulka Jowharul Islaam School_1 Ee Tabeelaha Shiikh  Ibraahim . GUUL Al...
13/12/2022

Waxaaa wali soconaya Imtixanka Nisfu sanaha ee
Iskuulka Jowharul Islaam School_1 Ee Tabeelaha Shiikh Ibraahim . GUUL Allah idinkugu dhameeyo.

Hambalyo Macaliminta Iskuulka Jowharul Islaam School Pranch Two  ( Tabeelaha ) .
23/11/2022

Hambalyo Macaliminta Iskuulka Jowharul Islaam School Pranch Two ( Tabeelaha ) .

23/11/2022
Shalay oo ay ku beegneyd 21 November waxaa   Faraciisa Tabeelaha Kadhacday Xaflad Aysoo Qaban Qaabiyeen Ardayda Iskuulka...
22/11/2022

Shalay oo ay ku beegneyd 21 November waxaa
Faraciisa Tabeelaha
Kadhacday Xaflad Aysoo Qaban Qaabiyeen Ardayda Iskuulka Xafladdaas oo ay kuwey neyna yeen Maalinta Qiimaha Badan ee 21 November
Oo ku asteysan .
Ardayda ayaa farxadda laqeyb saday macaliminta
Iskuulka Ayakoo waliba Gudoon siinayey Shacaado sharaf io Hadiyado Qaali ah ..
Iskuulka Jowharul Islaam School Pranch Two . Waxa uu Umahad celinayaa
Ardayda Iskuulka .. Mahadsanidiin Sidawanagsan Oo macaliminta aad uga farxisen .
Sanadka midkiisa kale barwaqo io nabad allaha inagu gaarsiiyo ..

Address

Tabeelaha
Mogadishu
936328

Telephone

+252614936328

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jowharul Islaam School Pranch Two posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share