17/08/2026
Waxaa inoo socda diiwaan gelinta Dufcadeena cusub ee Barashada Xifrada Graphic Design hadaba Fursadaan yaysan kaa buuxsamin ee horey usoo gaar wixii faah-faahin intaa kadheeri ahna waxaad iga soo xiriirtaa WhattsAp numberka posterka kaaga muuqda MAHADSANID .