Aadamiga School

Aadamiga School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aadamiga School, School, Mogadishu.

27/03/2026

Inaalilaahi was inaa ileyhi Raajicuun
Dhammaan Maamulka Guud Macalimiinta Ardayda waalidiinta Dugsiga Aadamiga
Waxaay Tacsiyo Tiiraanyo Leh Udirayaan Geerida Naxdiinta Leh ee kutimid Allah Unaxariisto Ee
Macalin Yaasiin Maxamed Shire

Janadii Firdowso Allah Ku Arzuqo
Ehel iyo Qaraabana Samir iyo Iimaan
Alaah Haka Siiyo Annaga Gidaashiisa Allah Nama Fitneeyo

17/03/2026
17/03/2026

Maamulaha Dugsiga Aadamiga waxa Uu kula Dardaarmaa Bulshada Soomaaliyeed
Inaay Siiwadaan Cibaadada
Maadaama Uu Ramaddaanka Tegey Yaan Lajoojinin

Photos from Aadamiga School's post 22/11/2025
Photos from Aadamiga School's post 22/11/2025

HAPPY TEACHERS DAY
Waa 21/Nov/2025

20/11/2025
20/11/2025

Maamulka Dugsiga Aadamiga Waxa Uu Farxadda La wadaagayaa Dhammaanan Macallimiinta Soomaaliyeed
Gaar Ahaaan Macallimiinta Dugsiga Aadamiga Happy Teachers Day

Photos from Al-manhal Primary & Secondary School's post 18/06/2025
Photos from Aadamiga School's post 18/06/2025

Alx Maanta Oo Aay Taariikhdu Tahay 18/06/2025
Waxaan Gebi Ahaanba Inoo soo Idlaaday Imxaankii
Kasocday Hoolka Dugsiga Aadamiga
Waxaan Adiin Rajeynayaa Dhammaan Ardaydeena Guul Iyo Gobinimo Mahadsanidiin
Arimaha Fasaxa
Bilaabashada Fasaxa 18/06/2025
Dhammanshaha Fasaxa 30/08/2025
Fasax Raaxo Leh

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu