BBF09-FMS-Simad University

BBF09-FMS-Simad University We work together

Hambalyo Macalimiinta Soomaaliyeed, Maanta oo ah 21November waxa ay ku aadantahay maalinta Macalinka Soomaaliyeed.Macali...
20/11/2023

Hambalyo Macalimiinta Soomaaliyeed, Maanta oo ah 21November waxa ay ku aadantahay maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

Macalimiintu waxa ay juhdi badan galiyaan sidii ay usoo saari lahaayeen aqoonyahano dalka iyo dadka si hufan ugu adeega.

Sigaar ah Macalimiinta Soomaaliyeed waxa ay ku shaqeeyaan duruufo adag oo waa ka duwanyihiin kuwa caalamka.

Sidaas oo ay tahay haddana marnaba k**a aysan niyad jabin in ay ubadka Soomaaliyeed waxbrashadooda dusha saartaan marxaladkasta oo ay kujidhaan.

02/11/2023

Muuqaalkaan ayaa soo koobaya Xafladii u qabsoontay BBF09 18-kii October taas oo ay ugu mahadcelinayeen Maamulkooda iyo Macalimiintooda.

BBF09-FMS-Simad University

Sawiro qaybta 3aad: Xalay waxaa noo qabsoontay xaflad isugu jirtay  talo wadaag, aqoon wadaag, iyo ismarxabeyn.Hambalyo ...
19/10/2023

Sawiro qaybta 3aad: Xalay waxaa noo qabsoontay xaflad isugu jirtay talo wadaag, aqoon wadaag, iyo ismarxabeyn.

Hambalyo BBF09-FMS-Simad University

Sawiro qaybta 2aad: Xalay waxaa noo qabsoontay xaflad isugu jirtay  talo wadaag, aqoon wadaag, iyo ismarxabeyn.Hambalyo ...
19/10/2023

Sawiro qaybta 2aad: Xalay waxaa noo qabsoontay xaflad isugu jirtay talo wadaag, aqoon wadaag, iyo ismarxabeyn.

Hambalyo BBF09-FMS-Simad University

Sawiro qaybta 1aad: Xalay waxaa noo qabsoontay xaflad isugu jirtay  talo wadaag, aqoon wadaag, iyo ismarxabeyn.Hambalyo ...
19/10/2023

Sawiro qaybta 1aad: Xalay waxaa noo qabsoontay xaflad isugu jirtay talo wadaag, aqoon wadaag, iyo ismarxabeyn.

Hambalyo BBF09-FMS-Simad University

19/10/2023
Eid Mubarak
20/04/2023

Eid Mubarak

Qaar kamid Ardayda Class-ka BBF09 ayaa caawa isugu yimid afur sharafeed ay isku xog wareeysanayeen maadaama dhawaan uu s...
14/04/2023

Qaar kamid Ardayda Class-ka BBF09 ayaa caawa isugu yimid afur sharafeed ay isku xog wareeysanayeen maadaama dhawaan uu soo dhamaaday Exam Midterm ee Jaamacada.

Bahda BBF09 ayaa sanadkoodi ugu dambeeyay ee safarkooda waxbarasho ku jira iyagoo diyaar garow ugu jira sidii ay safarkooda farxad iyo bash bash ugu soo gabagabeyn lahaayeen.

Hambalyo💯
23/09/2022

Hambalyo💯

The faculty administration, lecturers, and students congratulate Ishaq Sahal Ahmed from BBF09 for being 7th student in academic year 2021-2022.


Hambalyo💯
23/09/2022

Hambalyo💯

The faculty administration, lecturers, and students congratulate Mohamed Abdirahman Ahmed from BBF09 for being 9th student in academic year 2021-2022.


Hambalyo💯
22/09/2022

Hambalyo💯

The faculty administration, lecturers, and students congratulate Haajara Nor Ali from BBF09 for being 4th student in academic year 2021-2022.


Address

WARSHADAHA
Mogadishu

Telephone

+252613556195

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BBF09-FMS-Simad University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to BBF09-FMS-Simad University:

Shortcuts

Share