Al muqaddim primary and secondary school

Al muqaddim primary and secondary school Al muqaddim waa hoyga waxbarasha hadafkeno waa sosarida arday wanagsan (Bar ama Baro) conduct us 615702402

Waxa maanta ino soo idlaaday Tartan aqooneedka school ka almuqaddim waxana qaaday koobka Al-Xayaat group kuwaso horay ug...
21/02/2025

Waxa maanta ino soo idlaaday Tartan aqooneedka school ka almuqaddim waxana qaaday koobka Al-Xayaat group kuwaso horay ugu guuleestay tartankii h**e ee sanadkii lasoo dhaafay Hampaliyo Al-Alxayaat group mahadsanidiin

Tartankii soo socday in muda ah ee kubada cagta iskuulka almuqaddim ayaa maanta kusoo idlaaday si qurux badan waxeyna gu...
17/01/2025

Tartankii soo socday in muda ah ee kubada cagta iskuulka almuqaddim ayaa maanta kusoo idlaaday si qurux badan waxeyna guusha raacday kooxda Fc Al-Cadaala waxana laga qaaday kooxda Fc Holac: Hambaliyo Hiigsi⚽️🏆🎖

Tartankii soo socday in muda ah ee kubada cagta iskuulka almuqaddim ayaa maanta kusoo idlaaday si qurux badan waxeyna gu...
28/06/2024

Tartankii soo socday in muda ah ee kubada cagta iskuulka almuqaddim ayaa maanta kusoo idlaaday si qurux badan waxeyna guusha raacday kooxda Hiigsi waxana laga qaaday kooxda horseed: Hambaliyo Hiigsi⚽️🏆🎖

12/05/2023
Shalay o ay taariikhdu ahayd 14ta bisha april waxa wada cayaaray tartan aqooneedka bisha ramadaan Himilo group iyo Hilaa...
15/04/2023

Shalay o ay taariikhdu ahayd 14ta bisha april waxa wada cayaaray tartan aqooneedka bisha ramadaan Himilo group iyo Hilaac group waxay kuso idlaatay 7 iyo 9 ay guushu ku raacday Himilo group taaso u gudubtay final ay la ciyaari doonto Halgan group mahadsanidiin🙏🙏

Shalay ay tariikhdu aheyd 8da bisha April waxa wada cayaaray tartan aqooneedka bisha ramadaan Heegan group iyo Himilo gr...
09/04/2023

Shalay ay tariikhdu aheyd 8da bisha April waxa wada cayaaray tartan aqooneedka bisha ramadaan Heegan group iyo Himilo group waxayna kuso idlaatay 11 iyo 9 ay guushu ku raacday Himilo group waxana semi-final ka u gudbay Himilo group waana maalinley mahadsanidiin🙏

Maanta ay tariikhdu tahay 7da bisha April waxa wada cayaray tartan aqoonedka bisha ramadaan Iskaashi group iyo Ileys gro...
07/04/2023

Maanta ay tariikhdu tahay 7da bisha April waxa wada cayaray tartan aqoonedka bisha ramadaan Iskaashi group iyo Ileys group waxayna kuso idlaatay 8 iyo 14 waxay guushu ku raacday Iskaashi group. FINALKA WAXA WADA CIYAARI DOONO AL-XAYAAT IYO ISKAASHI. MAHADSANIDIIN.🙏🙏

Maanta ay taariikhdu tahay 6da bisha april waxa wada cayaaray kulan semi-final ah tartan aqooneedka bisha ramadaan Al-Xa...
06/04/2023

Maanta ay taariikhdu tahay 6da bisha april waxa wada cayaaray kulan semi-final ah tartan aqooneedka bisha ramadaan Al-Xayaat group iyo Al-Xikma group waxana 10 iyo 15 ugu gudbay final ka Al-Xayaat group mhdsanidiin🙏🙏

Address

Mogadishu

Telephone

+252616985535

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al muqaddim primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al muqaddim primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category