Al-Taqwa Primary and secondary school

Al-Taqwa Primary and secondary school

Share

waxbarista ubadkiina waa mas uu liyadeena opening every time

20/05/2026
19/02/2026

نصيحتنا هي التقوى والتعليم

Photos from Al-Taqwa Primary and secondary school's post 16/02/2026

Q2aad ee sawirada muxadaradii maanta ee
استقبال رمضان
Ee loo qabtay ardayda Dugsiga Al-Taqwa

Photos from Al-Taqwa Primary and secondary school's post 16/02/2026

Q1aad ee sawirada muxadaradii maanta
استقبال رمضان
ee Loo qabtay ardayda Dugsiga Al-Taqwa

15/02/2026

يسرنا ان ندعو جميع طلابنا وأساتذتنا إلى حضور محاضرة قيمة بعنوان استقبال شهر رمضان
المحاضر: الشيخ Ibraahiim Calinur

20/12/2025

Maamulka Dugsiga Al-Taqwa waxa uu ku wargelinayaa dhammaan macalimiinta waalidiinta aradyda iyo howlwadeenna kale in lahakin doono waxbarashada dugsiga laga bilaabo 21 ka Diseembar ilaa 26-ka Diseembar waxbarashadu waxay dib ubilaaban doontaa 27-ka Diseembar haddii Allah idmo
Mahadsanid

Photos from Al-Taqwa Primary and secondary school's post 25/11/2025

Qeybta 1aad ee sawirada muxaadaradii maanta lagu qabtay dugsiga Al-Taqwa

Taladeenu waa taqwo iyo tacliin

24/11/2025

غدا ان شاءالله

Photos from Al-Taqwa Primary and secondary school's post 12/11/2025

Maanta oo ah maalin arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 12/11/2025 M oo waafaqsan 21/5/1447 hijr waxaa si wanaagsan inoogu bilawday imtixaanka billaha1aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadada Sambaak
Mogadishu