Al-Taqwa Primary and secondary school

Al-Taqwa Primary and secondary school waxbarista ubadkiina waa mas uu liyadeena opening every time

Gongratulation to leyla
01/09/2026

Gongratulation to leyla

GONGRATULATION TO AXMED
01/09/2026

GONGRATULATION TO AXMED

GONGRATULATION TO NACIIMA BASHIIR XASAN
01/09/2026

GONGRATULATION TO NACIIMA BASHIIR XASAN

Anisa ibrahim xasan ayaa noqotay ardaydda ugu dhibcaha sareeyo  fasalkeeda Hamblyo
01/09/2026

Anisa ibrahim xasan ayaa noqotay ardaydda ugu dhibcaha sareeyo fasalkeeda

Hamblyo

Dhamman ardayda waxaa lala wadaagayaa  sida caadada noo eheedba inaan la ogeyln  food ama jeego iyo waxkasta oo ka hor i...
29/08/2026

Dhamman ardayda waxaa lala wadaagayaa sida caadada noo eheedba inaan la ogeyln food ama jeego iyo waxkasta oo ka hor imaanaya dhaqanka islaamka .

ardaygii iskuulka yimaaado isagoo jeego ama food ay u jaran tahay looma ogolaan doono inuu xiisadaha qaato ilaa uu iska jaro fooda ama jeegada.

Taladeennu waa Taqwo iyo TacliimWaxbarid  damaanad leh nagu dooro
25/08/2026

Taladeennu waa Taqwo iyo Tacliim

Waxbarid damaanad leh nagu dooro

Waxaan uhambalyeyneynaa dhaanman ardayda iskuulka Al-Taqwa Primary and secondary school  oo kuwada gudbay imtixaanka sha...
15/08/2026

Waxaan uhambalyeyneynaa dhaanman ardayda iskuulka Al-Taqwa Primary and secondary school oo kuwada gudbay imtixaanka shahaadada dugsiga sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Hambalyo ayaa leebahy ardaydeydeenna

الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات Waxaan u hambalyeyneynaa farxaddana la qeysaneenaa ardaydeenna  fasalka 8aad oo maanta...
09/08/2026

الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات
Waxaan u hambalyeyneynaa farxaddana la qeysaneenaa ardaydeenna fasalka 8aad oo maanta guul ka keenay imtixaankii shahaadiga ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
Dhammaantood wey kuwada gudbeen imtixaanka

Hambalyo ayaanu idiin lee nahay

Insha allah beri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 09/08/2026 waxaa  la shaacin doonaa natiijada imtixaankii shahaadiga a...
08/08/2026

Insha allah beri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 09/08/2026 waxaa la shaacin doonaa natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
Dhammaan ardaydayda soomaaliyeed guul ayaa urajeyneynaa si gaar ah ardayda Al-Taqwa Primary and secondary school

Address

Wadada Sambaak
Mogadishu

Telephone

+252618445393

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Taqwa Primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category