25/08/2026
اللهم صل وسلم عليه
Allaha naga yello kuwii raaca jidkii Rasuulka
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL-Hadaad Primary & Secondary School, Education, Abagado Dharkeynley, Mogadishu.
"Hadafkeenu waa Han Iyo Himilo sare,Alle idinkii"
"AL-HADAD Waa Hoyga Tacliinta Iyo Tarbiyada,Aqoonta Iyo Akhlaaqda Ubadka Soomaaliyeed"
"Education For Mind And Soul"
25/08/2026
اللهم صل وسلم عليه
Allaha naga yello kuwii raaca jidkii Rasuulka
15/08/2026
Hambalyo axmed c/qaadir maxamed waxaan kuugu hambalyaynaynaa guusha aad gaartay adigoo muujiyay Dadaal aad ubadan waxaa midaas ku mahadsan macalimiintii kugu dadaalay iyo waalidkii kusoo barbaariyay ayaa leh amaantaas Alle kasukow Guuleyso H**e usoco guuleyso
15/08/2026
Hamabalyo Shukri C/casiis ahmed waxan kuugu hambalyaynayaa guusha aad gaartay Dadaalkaada Horay usii wad hambalyo Guuleyso waxaan kaloo kuu rajaynaynaa intaan iyo in kabadan
15/08/2026
Hambalyo fatxi cabdi maxamed waxaad muujisay Dadaal aad ubadan waxaan kuleenahay Horay usii wad dadaalkaada iyo shaqada aad haysid. Horay usii wad Guuleyso
15/08/2026
Hambalyo xasan maxamed cumar waxaad muujisay dadaal iyo juhdi aad ubadan waxaan kuleenahay Horay usii soco juhdigaada iyo dadaalka aad wadid Guuleyso.
15/08/2026
Hambalyo Sahra C/llahi Cali waxaan kuugu Hambalyaynaynaa Guusha Aad kasoo Hoyday Imtixaankii Aad gashay waxaan Kuleenahay Horay usii socod wanaagsan Guuleyso.Dadaalkaada sii wad
15/08/2026
Hambalyo Habiiba Ibrahim mohamed waxaad muujisay dadaal iyo dulqaad aad ubadan waxaan ku leenahay Hamblayo cilmiga aadbaratay allaha kugu anfoco Horay usii soco
15/08/2026
Hambalyo Naima Nor Abdullahi
Waxaan kuugu Hambalyaynaynaa Guusha aad gaartay iyo dadaalkaada waxaan kuleenahay Horay usii soco guuleyso Hamablyo.
15/08/2026
Hambalyo maryama Abshir Aadan waxaad muujisay fir-fircooni iyo dadaal aad ubadan.waxaan kuleenahay hambayo Guuleyso Horay usii wad Dadaalkada .
15/08/2026
Hambalyo Faadumo C/qaadir maxamed
Waxaad muujisay dadaal iyo adkeysi badan
Waxaan kuugu Hambalyaynaynaa Guusha aad gaartay Horay usii wad dadaalkaada.