Galaxy Academy

Galaxy Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galaxy Academy, High School, Yaqshiid District, Mogadishu.

25/11/2021
22/09/2021

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Dhamaan bulsha weynta Soomaaliyeed ee jecel waxbarashada kuna nool
Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiisanayaa in dugsiga Galaxy Academy uu qaadan doono fasala cusub luna baranayo Maaddooyinka kala ah:
✓ Mathematics
✓ Physics
✓ Biology
✓ Chemistry
✓ English
Sidokale dugisga waxa uu idiin diyaariyay barayaal aqoon iyo xirfad buuxda u leh
maadooyinka ay dhigayaan.
Haddaba fasalada cusub ee bilaabanaya waxaa kamid ah
1. Fasalka 12aad (Form Four)
2. Fasalka 9aad (Form One)
3. Koorso logu talagalay dadka waaweyn ama waxbarashada ka daahay
iyada oo la isticmaalaayo hab raac la isku waafajinaayo da’dooda iyo
waxbarashadooda.
4. Koorso baxda maalmaha Khamiista iyo Jimcaha loguna talagalay
caruurta aan wali Iskuul tegin si ay ula jaanqaadaan dadka waxbartay.
❖ F. G: Haddaba Koorsada Fasalka 12aad waxa ay socon doonaa muddo 6-
billod ah.
Wixii faahfaahin intaa dheer kala soo xariir number-ka hoos ku qoran
0611-158132
MAHADSANIDIIN!!!!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Yaqshiid District
Mogadishu
00910