Sheekh abdirahman abshir ayaa noo sharaxaaya.
Abdi Haaji
cilmi kororso
15/10/2025
Waxan ku barysa surto Yusuf in dadka ay mararka qaar iska keen nacaan innaga, ma aha khaladaadkeenna awgeed,
laakiin waa sababta nimcooyinka Ilaahay ingu mannaystay.
Nabi Yuusuf Walaalihii waxay naceen Yuusuf quruxdiisa iyo qiimahiisa awgeed, ma aha dembi uu galay.
Waayo, nuurka marka uu iftiimo, wuxuu muujinayaa mugdiga ku jira qalbiyada qaar.🖤
Waxaan kaloo ku barysa Suurat Yuusuf
in dhibaatadu ay mararka qaar ka timaaddo kuwa inna ugu dhow, ee aan ka filaynay wanaag,
Yuusuf wuu ka badbaaday yeeydii ay ka baqeen inay disho,
laakiin k**a badbaadin khiyaanadii walaalihiis kuwii aha inay isaga ilaaliyaan.❤️🩹 waxso dhan na waa xasaadka !! .
🌟Barashada Xirfadaha Waa Fure Mustaqbalka 🌟
Dunida maanta, qofka leh xirfad gacmeed ama aqoon farsamo waa qof leh awood uu mustaqbalkiisa ku dhisto.
Barashada xirfado sida tolista, korontada, kombuyuutarka, farsamada dhismaha, ama xitaa cunto karinta waa jid lagu gaaro isku-filnaansho iyo horumar.
Ha sugin fursad ay dowlad ama cid kale ku siiso shaqo — adigu abuur fursaddaada! Xirfaddu waa hanti aan kaa lumin, meel kasta oo aad tagtana waa lagu qadariyaa.
💪 Ku dadaal inaad barato xirfad aad jeceshahay, hana ka daalin horumarinta naftaada.
13/10/2025
Professional cheating
08/08/2024
7 Easy Ways To Lose Weight Faster.
Losing weight can often feel like an uphill battle, but with the right strategies, you can make the process easier and more effective. In this article, we'll explore seven easy ways to help you lose weight faster. These tips are simple to incorporate into your daily routine and can make a significant difference in your weight loss journey.
https://www.saneyfaate.online/2024/08/7-easy-ways-to-lose-weight-faster.html
Xaliimo ha isku aaminin 😀
Ragii h**e dumarka waxay ku dooran jireen.
Heybteeda iyo Hibadeeda
Kuwa haddana waxay ku doortaan.
Kubkeeda Iyo Kalarkeeda.
Dumarkii h**e raga waxay ku dooran jireen.
Qabiilkiisa iyo qiimahiisa.
Dumarka haddana waxay ku doortaan.
Fuluuskiisa, foodiisa iyo feerihiisa.
Hadaad igu raacsantahay like sàar
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu