22/08/2022
Follow and like 👍
Edbin iyo aqoon kororsi
22/08/2022
Follow and like 👍
Robert mugabi ayaa xikmadihiisa waxaa ka mid ahaa " Mushaarka markaad qaadato, maalmaha ugu horeeya ee bisha waxaad ku qadeyn doontaa Hilib digaag (dooro), bishu markay dhex sii marayso oo uu mushaarkii sii yaraado hilib digaag lacag aad ku iibsato ma haysatid ee waxaad Cuni doontaa ukunteeda..
Maalmo kadib ma heli doontid lacag aad ukumo ku iibsato ee waxaad Cuni doontaa quudka ay digaaggu cunaan sida masaggada iyo qamadiga.
Dabayaaqada bisha waxaad noqon doontaa sida digaagga oo kale oo waxaad baadi-goob iyo raadin u geli doontaa si aad u hesho wax aad cunto!!."
Mushaarka aad qaadato Waa sida iniin (miro) oo kale oo u baahan inaad beerto si ay geed weyn oo miro leh kuugu dhasho..
Mushaarkaaga wuxuu u baahan yahay inaad qorsheyso oo aad qeyb ka mid ah maal-gashi ku sameyso haba yaraadee, sababtoo ah dhalinyaro xoog leh oo shaqeyn kara ma sii ahaan doontid, qof marwalba caafimaad qaba ma sii ahaan doontid.. ku feker inaad noloshaada u sameyso Ceymis aad hadhow ku badbaadi karto.
Mushaarkaaga u qeybi Afar qeybood:
1- Qeyb aad noloshaada ku maareyso oo aad isticmaasho
2- Qeyb aad maalgashi ku sameyso
3- Qeyb aad Keydsato
4- Qeyb aad sadaqeyso.
Lamda
01/08/2022
?
The colour of the sky comes from the air.
Which looks blue when sunlight hits it.
If you were on the moon which has no air the sky would be black.
The earth however is covered by a thin blanket of the air....
Basic Formulas of Physics...
1. Formulas related to force:
F = ma
F = - kx
F = m(vf² - vi²/2S)
F = mv/t
F = md/t²
F = m(vf - vi) /t
F = Area × density × velocity²
F = 1/2 mv²/d
F = 1/2 Pv/d
F = Power/velocity
Fc = mv²/r
Fc = mrw²
Fc/2 = mv²/2r
Fc = 2K.E/r
F = Area × Stress
F = pir² × stress
F = YA × Strain
F = YAl/L
F = pressure × area
F = change in momentum × time interval
F = - 2mVx × Vx/2l
F2 = F1/A1 × A2
F = qE
F = kQ/r²
F = ILB sintheta
F = q (v × B)
F = qE + q(v × B)
2. Formulas related to energy and work
Fd = k.e
mgh = 1/2 mv²
E = 1/2 kx²
E = Ve
E = nhf
E = nhc/lambda
E = Pc
K.e = hf - work function = hf - hf° = hf - hc/w° (here w° is cutt off wavelength)
E = 1/2 Pv
mv²/2r= Fc/2
K.E/r = Fc/2
K.E = Fc×r/2
K.e = 1.5 KT
E = VQ
E = Power × time
E = Fvt
% loss in K.e = v1² - v2²/v1² × 100
% loss in P.e = h1² - h²/h1² × 100
Energy lost due to air friction(Fh) = 1/2mv² - mgh (when body is thrown upward)
Energy lost due to air friction(FS) = mgh - 1/2mv² (when body is thrown downward)
E = 1/2 CV² (capacitor)
E = R × hc (R is Rydberg' constant)
J = m-¹ × Js ms-¹
hf kalpha x rays = EL - Ek
hf kbeta x rays = EM - Ek
Binding energy = mass defect × c²
W = Fd Costheta
W = nmgh (when person is climbing stairs)
W = n(m+m) gh (when person is climbing stairs with some load)
W = 0mgh + 1mgh + 2mgh + 3mgh ....... (in case of stacking bricks. For ist brick h=0. For 2nd brick h=1. For 3rd brick h=2 and so on)
W = Fd = PA × change in V
W = Q - change in U
Q = mc × change in T
T/273.16 = Q/Q3 (Thermodynamic scale)
W = I²Rt
W = emf×charge
W = VQ
W = 1/2 lF
W = YAl²/2L
W = StressAl²/2Strain
W = PressureAl²/2Strain
W = Fl²/2Strain
3. Formulas related to Power
P = Fv
P = E/t
P = n(mgh/t)
P = Fd/t
P = mv²/2t
4. Formulas related to distance, displacement, velocity and accelration
d = vt
d = at²
d = (vf + vi/2) ×t
d = 5t² (for distance in 'n' seconds)
d = 5(2tn - 1) (for distance in 'nth' second)
d = 1/2 mv²/F
d = vit + 5t²
d = v × underroot 2H/g
By
👇
👇
Ejaz Physics Wallahlah
Ejaz physics wallah
20/07/2022
18/07/2022
Roman numerals
14/07/2022
Ustaad Gurey
11/07/2022
Nin Barafasoor ah oo ardadiisa u sharraxaya Suuq-geynta(Marketing) isaga oo tusaale uga dhigaya arrimo ay fahmi karaan.
1. Adiga oo ku sugan meel ay xaflad ka socoto waxaad aragtay gabadh qurux iyo jamaalba loo dhammaystiray, xaggeeda ayaad u ruqaansatay waxaad ku tiri: "Een.... Anigu hantiile ayaan ahay aan ku arooso" Taasi waxaa loo yaqaanaa Suuq-geyn toos ah (Dirct marketing).
2. Gabadh qurxoon ayaad ku aragtay meel xaflad ay ka socoto , waxaad u dirtay mid kamid ah saaxibadaada, isagiina adiga ayuu ku soo tilmaamay, wuxuu ku yiri: " Ninkaas waa hantiile ee iska guurso" Taasi waxaa loo yaqaanaa Xayeysiin ( Advertising).
3. Adigoo meel iska fadhiya ayaa gabadh kuu timid, markaasay tiri: Een waxaa tahay hantiile ah oo Eebbe Lacag siiyay, bal ka warran haddaan aqal galno? Taasi waxaa la yiraahdaa Aqoonsi ganacsi ( Brand recognition).
4. Waxaad ku tiri: Waxaan ahay nin Lacag leh ee aan ku guursado, kolkaasay bahal dharbaaxsho ah kugu dhufatay, Taasi waxaa loo yaqaanaa Jawaab-celinta macaamiisha ( Customer feedback).
5. Gabadh qurxoon ayaad la kulantay, adigoon waxba dhihin baa nin ordaya kaaga hormaray, kolkaasuu ku yiri: Waxaan ahay hantiile ee aan ku guursado, Taasi waxaa la yiraahdaa Tartan ganacsi ( Business competition).
6. Waxaad u soo bandhigtay guur, iyadiina waxay ku bartay ninkeeda oo meesha joogay, Taasi waa farqiga u dhaxeeya Dalab, iyo bandhigid ( Supply and demand gap).
7. Adiga oo la taagan oo aan waxba dhihin ayaa xaaskaaga meesha kuugu timid....Taasina waa caqabadaha kaa hortaagan inaad suuq cusub u hesho ganacsigaaga.
Ardayda baranaysa ama ka baxday kulliyada dhaqaalaha iyo culuumta maamulka(Economic and management science) si gaar ah ayaan u salaamayaa.😊
Sannadahan soo socda jaamacadaha waxaa loo baahnaan doonaa macallimiin update ah si wax loo baro ardayda wada update ah, haddii kale kulliyadaha qaar waxay noqon doonaan gabay aan hadda ka hor arkay.
07/07/2022
Comment your answer👇
05/07/2022
Coment your answer👇
Labo dariiq mid dooro