Kobac Skill Academy

Directions Website Contact the school

Kobac Skill Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kobac Skill Academy, Education, Mogadishu.

πŸš€ Ku soo dhawow KOBAC Digital Skill Hub
Halkaan waxaad ka heli doontaa aqoon iyo xirfado casri ah sida:
πŸ’» Digital Marketing
πŸ“ˆ Forex & Crypto
πŸ€– AI Technology
πŸ›’ E-commerce & Dropshipping
🎨 Design & Online Skills
Kobci xirfaddaada, dhis mustaqbalkaaga

02/09/2026

Be careful

26/07/2026

Culeyska fudeyd baa Xiga










26/07/2026

Nolosha waa adkeysi










26/07/2026

Go'aankaga ha adkaado sheikh mustafa xaji ismacil

Share & follow Kobac Skill Academy




















22/07/2026

Waa Muhiim taxadarka iyo fursadaha ina kafaaideysato

πŸ›‘ WAR DEGDEG AH | XIISAD CUSUB OO BARIGA DHEXE KA ALOOSANπŸ‡ΊπŸ‡Έ Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si cad uga digay i...
22/07/2026

πŸ›‘ WAR DEGDEG AH | XIISAD CUSUB OO BARIGA DHEXE KA ALOOSAN

πŸ‡ΊπŸ‡Έ Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si cad uga digay in Mareykanku uu duqeyn ku qaadi doono buundooyinka iyo xarumaha korontada ee Iiraan, haddii Tehran ay weerarto maraakiibta caalamiga ah ee mara Marin-biyoodka Hormuz.

⚠️ Hadalkan ayaa sii huriyay xiisadda gobolka, iyadoo Marin-biyoodka Hormuz uu yahay marin istaraatiiji ah oo ay maraan qayb weyn oo ka mid ah saliidda adduunka. Khubaradu waxay ka digayaan in isku dhac halkaas ka dhaca uu saameyn weyn ku yeelan karo dhaqaalaha caalamka iyo qiimaha shidaalka.

πŸ“Œ La soco Kobciye Skill Academy si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee siyaasadda caalamka, dhaqaalaha iyo suuqa Crypto.

πŸŽ‰ Hambalyo Guuleystaha! πŸ†Waxaan u hambalyeynaynaa Muqtaar Mohamed  oo ku guuleystay tartankii saadaalinta ciyaarta, Abaa...
20/07/2026

πŸŽ‰ Hambalyo Guuleystaha! πŸ†

Waxaan u hambalyeynaynaa Muqtaar Mohamed oo ku guuleystay tartankii saadaalinta ciyaarta, Abaalmarintii $25 si guul leh ayaa loo guddoonsiiyay.

Mahadsanid dhammaan ka qaybgalayaashii. Fursado iyo abaalmarinno kale ayaa soo socda, ee nala soco.

Kobac Skill Academy πŸ’™πŸ’š

🎯 Saadaali natiijada Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ vs Argentina πŸ‡¦πŸ‡· oo ku guuleyso $25! πŸ’΅πŸ“ Ku qor saadaashaada Comments-ka.πŸ‘ Like saar.πŸ” Share...
19/07/2026

🎯 Saadaali natiijada Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ vs Argentina πŸ‡¦πŸ‡· oo ku guuleyso $25! πŸ’΅
πŸ“ Ku qor saadaashaada Comments-ka.
πŸ‘ Like saar.
πŸ” Share garee si saaxiibbadaa uga qayb galaan.
βž• Follow Kobac Skill Academy si aadan u seegin tartamada iyo fursadaha kale.
⚽ Nasiib wacan! πŸ€

22/09/2025

Sheikh mohamud halike

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobac Skill Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kobac Skill Academy:

Shortcuts

Share

Category