Marwaas Computer Tech. Institute & Languages

Marwaas Computer Tech. Institute & Languages Iskuulka Marwaas Computer Tech. Institute & Languages Wuxuu Ku Yaalaa Degmada Xamar Weyne Dhabarka Dambe ee Masjidka Marwaas. Wixii Faah Faahin Ah Kala Xiriir.

Tell : 0618998118 - 0615008787

19/01/2024

19/01/2024


Xasuus

بسم الله على بركة الله 👇اللهم اجعله مفاتيح للـخير ومغالـيق للـشرKu Soo Dhawaada 👇
29/12/2023

بسم الله على بركة الله 👇

اللهم اجعله مفاتيح للـخير ومغالـيق للـشر
Ku Soo Dhawaada 👇

👇
29/12/2023

👇

Anigoo ku Hadlaya Magaca Maamulka Iyo Maclimiinta  Machadka Marwaas Computer Tech. Institute & Languages  Waxaan Hambali...
19/05/2023

Anigoo ku Hadlaya Magaca Maamulka Iyo Maclimiinta Machadka Marwaas Computer Tech. Institute & Languages Waxaan Hambaliyo iyo Boogaadin U Diraynaa Madaxda Warbaahinta Xogbile Taas oo 4 Sano Jirsatay sidoo Kale waxaan Hambalyo u Diraynaa Ardaydii Shahaadooyinka Lagudoonsiiyay kuwaas oo ku Guulaystay Barnaamijka Codka Wanaagsan ee lagu dhiiragelinayay Ahlul Qur'aanka .

garabkiina allaha galo Dadaalkiina sii laba jibaara inshaa allaah

01/03/2023

Xiritaanka Xaflada Waxaa Aayadaha Qur'aanka Kariimka Noo Akhriyay Macalin Cali Allaha Dhowro.

Xafladda Qalin Jabinta Dufcaddii 26aad ee Ardayda Machadka Technology Institute & Languages ee

01/03/2023

Ogeysiiska Maamulaha Guud ee Machadka Marwaas Computer Tech. Institute & Languages Waalidoow Ka Faa'ideeyso.

Xafladda Qalin Jabinta Dufcaddii 26aad ee Ardayda Machadka Technology Institute & Languages ee

01/03/2023

Sheekh Xasan oo Ka Hadlay Sida Qaldan Loo Isticmaalo Technology yada.

Xafladda Qalin Jabinta Dufcaddii 26aad ee Ardayda Machadka Technology Institute & Languages ee

01/03/2023

Maama Warda C/Raxmaan Faarax
Oo Hambalyo u Dirtay Ardayda Machadka Marwaas Computer Tech. Institute & Languages .

Xafladda Qalin Jabinta Dufcaddii 26aad ee Ardayda Machadka Technology Institute & Languages ee

Address

Xamar Weyne
Mogadishu
2526

Telephone

+252615008787

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marwaas Computer Tech. Institute & Languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Marwaas Computer Tech. Institute & Languages:

Shortcuts

Share

Category