28/08/2024
_________________ππ¨ππ¦ππ¬π’ π πππ’π’πͺππ¬__________________
Bahda Waxbarashada gaar ahaan Dugsiyada Al-Naafic Primary And Scondary School iyo Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Daru Rahman iyo labada maamule ee kala ah Maamule Ustaad Moliid Siicow iyo Maamule Ustaad Abdikasim Mohamed Daacad waxaa farxad u ah inay mideeyaan dugsiyadooda iyo adeegga waxbarasho ay u hayeen Bulshada kudhaqan degmooyinka Dharkeynley iyo Wadajir iyo deeganada u hareereysan. Waxaan ka rajeyneynaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda midoobay inay kaalin weyn kasii qaadandoonnaa tayeynta waxbarashada iyo hormarka Dugsiga INSHAA ALLAAH.
#