Modern University for Science and Technology

Modern University for Science and Technology Modern university is one of the outstanding universities in Mogadishu, Somalia, by providing quality

12/09/2026

Meet Fuad Ali Osman, one of the students of Modern University, and among the students beginning their medical internship this year.

Fuad shares his experience and reflections on his academic journey at Modern University, highlighting the knowledge, skills, and experiences he gained throughout his studies.

At Modern University, we remain committed to supporting Somali students and empowering them with the education, skills, and opportunities they need to achieve their goals and build a successful future.

Your success is our mission. Ever To Be The Best

πŸŽ“ Admissions Open – Modern University for Science & Technology.πŸ“š Kulliyadaha la heli karo waxaa ka mid ah: 1️⃣ Faculty o...
10/09/2026

πŸŽ“ Admissions Open – Modern University for Science & Technology.

πŸ“š Kulliyadaha la heli karo waxaa ka mid ah:

1️⃣ Faculty of Economic & Management Sciences
2️⃣ Faculty of Computer Science & Technology
3️⃣ Faculty of Health Science
4️⃣ Faculty of Medicine
5️⃣ Faculty of Engineering
6️⃣ Faculty of Education
7️⃣ Faculty of Sharia & Law

ENROLL NOW

πŸ“ Taleex, Near Coca-Cola – Mogadishu, Somalia
🌐 www.must.edu.so
πŸ“ž +252 612715556 / 654880

03/09/2026

π•‚π•’π•π•€π•’π•Ÿ 𝔸𝕝𝕒𝕀 𝕐𝕦𝕀𝕦𝕗, oo ka mid ah howl-wadeennada Jaamacadda Modern, gaar ahaan Xafiiska Arrimaha Ardayda, ayaa ka hadashay dareenkeeda iyo waayo-aragnimadeeda ku aaddan heerka waxbarasho, horumarka iyo adeegyada ay bixiso Modern University.

π•‚π•’π•π•€π•’π•Ÿ waxay sidoo kale ka mid tahay Alumni-ga Jaamacadda Modern, taas oo muujinaysa xiriirka joogtada ah ee ka dhexeeya jaamacadda iyo ardaydeeda.

Iyadoo ka hadlaysa khibraddeeda, Kalsan waxay xustay sida ay Jaamacadda Modern kaalin weyn uga qaadatay kobcinta aqoonteeda, xirfaddeeda iyo horumarkeeda shaqsiyeed.

**Modern University β€” Ever To Be The Best

.

ADMISSION IS OPENACADEMIC YEAR 2026–2027!Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda Modern waxay bixisaa barnaamijyada soo so...
31/08/2026

ADMISSION IS OPEN

ACADEMIC YEAR 2026–2027!

Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda Modern waxay bixisaa barnaamijyada soo socda:

πŸ“š BSc. Biology and Chemistry
πŸ“ BSc. Physics and Mathematics
🌍 BSc. Geography and History
πŸ“– BA. Arabic and English

✨ Ever To Be the Best.

πŸ“ Taleex, Near Coca-Cola, Mogadishu, Somalia
πŸ“ž +252 612715556
🌐 www.must.edu.so

Hadda isdiiwaangeli oo ka mid noqo jiilka mustaqbalka hoggaaminaya!

30/08/2026

Modern University waxay u taagan tahay tayeynta waxbarashada jiilka Soomaaliyeed, waxan kuu diyarinay jawi waxbarasho oo casri ah sidoo kalena ardayda ku dhiirrigeliya waxbarashada.

πŸ“’ Admissions are Open!

Ever To Be the Best

πŸŽ“ ADMISSION IS OPEN!Modern University for Science and Technology (MUST), Faculty of Engineering & Computer Technology.πŸ“š ...
27/08/2026

πŸŽ“ ADMISSION IS OPEN!

Modern University for Science and Technology (MUST), Faculty of Engineering & Computer Technology.

πŸ“š Civil Engineering
⚑ Electrical Engineering
πŸ’» Computer Science
πŸ–₯️ Information Technology
βš™οΈ Mechanical Engineering

🎯 Bilow mustaqbalkaaga maanta!

πŸ“ž +252 612715556

πŸ“ Carwo Taleex, Near Coca-Cola, Muqdisho
🌐 www.must.edu.so

MUST Online Learning Platform waa nidaam waxbarasho casri ah oo kuu fududeynaya inaad waxbarashadaada ku qaadato online....
25/08/2026

MUST Online Learning Platform waa nidaam waxbarasho casri ah oo kuu fududeynaya inaad waxbarashadaada ku qaadato online.

πŸ“’ ADMISSION-KA QAYBTA ONLINE-KA WAA FURAN YAHAY!
πŸ—“οΈ Sannad-Dugsiyeedka 2026–2027

https://forms.gle/DBwsJ7qGJ4ndHh427

πŸ“ž Admission Office: 612715556

πŸŽ“ MUST – Ever ToBe the Best.

FURSAD DEEQ WAXBARASHO Dhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada heer jaamacadeed, Modern University for Science and Tech...
24/08/2026

FURSAD DEEQ WAXBARASHO

Dhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada heer jaamacadeed, Modern University for Science and Technology (MUST) waxay u diyaarisay fursad deeq waxbarasho.

Deeqdan waxaa loogu talagalay ardayda doonaysa inay kusoo biiraan waxbarashada heerka jaamcadeed.

βœ… Is-diiwaangelintu waa lacag la’aan
πŸŽ“ Tirada ardayda la qaadanayo way kooban tahay
πŸ“‹ Kaliya ardayda buuxisa shuruudaha ayaa lala soo xiriiri doonaa.

πŸ”— Hadda buuxi foomka codsiga:
"CODSO DEEQDA WAXBARASHADA

"https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScz1Dmsb04XmpWX_NzCe4M1wIAb7he03t8pI9WWoTqxrQzD6Q/viewform?usp=publish-editor

πŸ“ž Admissions Office: +252 612 715556

Kulliyadaha aad soo codsan karto waxaa ka mid ah Kulliyadda Sharciga (Faculty of Law), oo ka kooban laba barnaamij:Bache...
23/08/2026

Kulliyadaha aad soo codsan karto waxaa ka mid ah Kulliyadda Sharciga (Faculty of Law), oo ka kooban laba barnaamij:

Bachelor of Law
Bachelor of Law and Criminal Justice

Admission is Open!

πŸŽ“ Dooro barnaamijka kugu habboon, kuna bilow mustaqbalkaaga waxbarasho ee Sharciga.

Waxaa maanta xarunta jaamacadda ku qabsoomay seminar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa: β€œNutritional Diseases and Managemen...
19/08/2026

Waxaa maanta xarunta jaamacadda ku qabsoomay seminar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa: β€œNutritional Diseases and Management” Seminar-ka waxaa soo jeediyay 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝗢𝗻𝗼𝗿 𝗔𝗹𝗢 𝗔𝗡𝗺𝗲𝗱 waxaana diiradda lagu saaray fahamka cudurrada la xiriira nafaqada, sababaha keena, saameyntooda caafimaad iyo hababka looga hortagi karo loona maareyn karo.

π—˜π—©π—˜π—₯ 𝗧𝗒 π—•π—˜ π—§π—›π—˜ π—•π—˜π—¦π—§

Address

Taleh Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Modern University for Science and Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Modern University for Science and Technology:

Shortcuts

Share

Category