Al-manhal Primary & Secondary School

Al-manhal Primary & Secondary School DUGSIGA H/DHEXE IYO SARE EE AL-MANHAL

27/11/2025

Muuqaal qurux badan oo ku saabsan maamuuska macallimiinta Dugsiga AL-MANHAL.
Xaruunta Ceelasha.
Daawasho Wacan.
2025-2026.

Macallimiintu waxa ay kaalin weyn ka qaataan hormarinta nolosheena, qof aan macallin soo marin waxna uu u soo dhigin nol...
26/11/2025

Macallimiintu waxa ay kaalin weyn ka qaataan hormarinta nolosheena, qof aan macallin soo marin waxna uu u soo dhigin noloshiisa ma hormarsano, dunidane lama jaan qaadi karo.
Ardayga aan ixtiraamin macallinkiisa cilmi balaaran k**a helo, waxa uu noqdaa mid dhinac waliba ka dhiman.
Haddaba waa in macallimiinta mar waliba ixtiraamnaa oo qadarinaa, hagidiisa toosan qaadanaa.
Mahadsanid macalin.
Al-manhal Primary & Secondary School

Macalinku waxa uu bulshada ku dhex leeyahay kaalin muuqata, waa midka soo saara aqoonyahanada, waxa uu qayb weyn ka qaat...
22/11/2025

Macalinku waxa uu bulshada ku dhex leeyahay kaalin muuqata, waa midka soo saara aqoonyahanada, waxa uu qayb weyn ka qaataa dhismaha wadanka, umad walibane waxa ay ku hormartaa dhalin yaradeeda aqoonta leh ee uu soo saaray macalinka.
Iidoo laga duulaayo arinkaas ayaa maamulaha Dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL (Xaruunta Ceelasha) Maxamed C/llaahi Dooyow, waxa uu ka qayb galay xuska maalinka macallinka soomaaliyeed, taas oo lagu qabtay Ceelasha Biyaha, waxaana ka soo qayb galay maamulada, macallimiinta dugsiyada degmada afgoye iyo qaar ka tirsan maamulka dhanka waxbarashada ee KGS,
Waxaana loo mahadceliyey macalimiinta iidoona la amaanay dadaalka ay ku bixinayaa ubadka soomaaliyeed.
Al-manhal Primary & Secondary School

13/10/2025

WARBIXIN ku saabsan abaal marinta ardayda kaalmaha h**e ka gashay dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL sanad dugsiyeedka 2024-2025.
# Dugsiga Al-manhal.
# Ceelasha biyaha.

Maamulka dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL (XARUUNTA CEELASHA ) ayaa  xaflad abaal marin ah u qabtay ardaydii kaalma...
13/10/2025

Maamulka dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL (XARUUNTA CEELASHA ) ayaa xaflad abaal marin ah u qabtay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka fiinalka,sand dugsiyeedka 2024-2025.
Maamulka iyo macallimiinta dugsiga ayaa u hambaleeyey ardaydii la abaal mariyey, waxayna bogaadiyeen dadaalka ay bixiyeen ardaydaasi.
Hambalyo ... hambalyo ... hambalyo.

HAMBALYO dhammaan ardayda soomaaliyeed ee  ku guulaysatay imtixaanka shahaadiga f12aad, si gaar ah waxaan hambalyo u dir...
24/08/2025

HAMBALYO dhammaan ardayda soomaaliyeed ee ku guulaysatay imtixaanka shahaadiga f12aad, si gaar ah waxaan hambalyo u direynaa ardayda dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL ee ku guuleysatay imtixaanka.
Hambalyo ... Hambalyo ... Hambalyo.

Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL (Xaruunta Ceelasha) waxa ay u hambalyeynayaan ardayda f...
21/08/2025

Maamulka iyo macallimiinta Dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL (Xaruunta Ceelasha) waxa ay u hambalyeynayaan ardayda fasalka 8aad ee dugsiga kuwaas oo dhammaantood ku baasay imtixaankii shahaadiga ee KGS 2024-2025.
Hambalyo ... hambalyo ... hambalyo.

09/07/2025

Muuqaalka imtixaanka NAQLIGA.
sanad dugsiyeedka 2024-2025.

SAWIRO: Imtixaanka NAQLIGA.Sanad dugsiyeedka:2024-2025.
09/07/2025

SAWIRO: Imtixaanka NAQLIGA.
Sanad dugsiyeedka:2024-2025.

Waxaa si rasmi ah noogu  soo dhamaaday  imtixaankii ka socday Dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL ee ahaa NAQLIGA, san...
09/07/2025

Waxaa si rasmi ah noogu soo dhamaaday imtixaankii ka socday Dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL ee ahaa NAQLIGA, sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Waxaan ardayda u rajeyneynaa guul iyo horumar wacan.
# Xaruunta Ceelasha.

30/06/2025

Maamulaha Guud ee dugsiga h/dhexe iyo sare ee AL-MANHAL ayaa ka qayb galay casuumaadda f8aad ee xaruunta CEELASHA ka dib markii uu u dhamaaday imtixaandkii shahaadiga sanad dugsiyeedka: 2024-2025.

27/06/2025

Warbixin cajiib ah.
Casuumaadda fasalka 8aad.
2024-2025.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615535496

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-manhal Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-manhal Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category