19/10/2020
Hambalyo hambalyo hambalyo
Hambalyo hambalyo hambalyo
Hambalyo hambalyo hambalyo
Hambalyo hambalyo hambalyo
Hambalyo hambalyo hambalyo
Mu'asasada baxrul culuum waxay hambalyo iyo boogaadin u diraysaa ardayda ka qalin jabisay 3 qaybood ee mu'asasada oo kala ah
1) qaybta khatimatay qur;aanka kariimka ah
2) qaybta khatimatay machadka barashada shareecada iyo luqadaha ee alfaatix
3) qaybta dhamaysatay dugsi hoose dhexe ee baxrul culuum (8 aad)
Gabagabo waxaan alle u waydiinaynaa inuu dhammaan tood cilmiga aybarteen alle ku anfaco
Mahadsanidin
11/07/2020
إنا لله وإنا إليه راجعون (كل نفس ذائقة الموت)
𝑨𝒏𝒂𝒌𝒐𝒐 𝑨𝒉 𝑴𝒂𝒂𝒎𝒖𝒍𝒌𝒂 , 𝑴𝒂𝒄𝒂𝒍𝒊𝒎𝒊𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑰𝒚𝒐 𝑨𝒓𝒅𝒂𝒚𝒅𝒂 𝑰𝒔𝒌𝒖𝒖𝒍𝒌𝒂 #𝑩𝒂𝒙𝒓𝒖𝒍-𝑪𝒖𝒍𝒖𝒖𝒎 𝒊𝒚𝒐 𝑴𝒂𝒄𝒉𝒂𝒅𝒌𝒂 𝑨𝒍-𝑭𝒂𝒕𝒊𝒙 𝑭𝒂𝒓𝒂𝒄𝒊𝒊𝒔𝒂 𝑫/𝑮𝒐𝒍𝒅𝒐𝒈𝒐𝒃 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝑲𝒂 𝑻𝒂𝒄𝒔𝒊𝒚𝒂𝒚𝒏𝒂𝒚𝒏𝒂𝒂
𝑮𝒆𝒆𝒓𝒊𝒅𝒂 𝑿𝒂𝒏𝒖𝒖𝒏𝒌𝒂 𝑩𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒆𝒆 𝑲𝒖 𝒕𝒊𝒎𝒊𝒅 𝑬𝒉𝒆𝒍𝒌𝒂 𝑴𝒊𝒅 𝒌𝒂𝒎𝒊𝒅𝒂 𝑴𝒂𝒄𝒂𝒍𝒊𝒎𝒊𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑰𝒔𝒌𝒖𝒖𝒍𝒌𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑩𝒂𝒓𝒙𝒖𝒍-𝑪𝒖𝒍𝒖𝒖𝒎
𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒍𝒍𝒆 𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒚𝒂𝒏𝒂𝒂 𝒊𝒏𝒖𝒖 𝑺𝒊𝒊𝒚𝒐 𝑩𝒂𝒅𝒂𝒍 𝒌𝒉𝒂𝒚𝒓𝒒𝒂𝒃𝒂 𝑫𝒉𝒂𝒎𝒂𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆𝒏𝒂 𝑵𝒂𝒈𝒂𝒔𝒊𝒊𝒚𝒐 𝑺𝒂𝒎𝒊𝒓 𝒊𝒚𝒐 𝒊𝒊𝒎𝒂𝒏 𝑰𝒔𝒂𝒈𝒂𝒏𝒂 𝑨𝒍𝒍𝒆 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝑼 𝒈𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒚𝒂𝒚𝒏𝒂 𝑱𝒂𝒏𝒂𝒕𝒖𝒍-𝑭𝒊𝒓𝒅𝒐𝒘𝒔𝒂 𝒊𝒏𝒖𝒖 𝑮𝒆𝒆𝒚𝒐
𝑨𝒎𝒊𝒊𝒏. 𝑨𝒎𝒊𝒊𝒏. 𝑨𝒎𝒊𝒊𝒏
.........𝑫𝑯𝑨𝑴𝑨𝑨𝑫 ......
22/03/2020
Maalin Wanagsan Dhaam axbaabta
12/09/2019
.
Dhammaan ardayda dhigata schoolka bahrul ulum waxaa la ogaysiinayaaa in imtixaankii bilaha ahaa bilaabandoono maalinta /9/2019 m
Oo waa faqsan #22/1/1441
Waxaan idiinrajaynaynaa dhamaantiin guul wacan.