Queen_Riyaa

Queen_Riyaa

Share

fadlan page ka hadd ku cusubtay follow so dheH wax pdn ayd ka faaideisa mhdsnid

12/09/2021

💞Ogow 3marti waxay yimaadaan ayagoo aan la balminin💞💞💞💞

1"Arzaaaqada
2"Qadarta alle
3"Geeerida

Alloow nagu arzaaq rizqi xalaal ah oo ducadeena lagu aqbalo

Alloow ka yeel qadarteena mid qurxoon oo aan ku faraxno yaa Rabbi

Alloow nafta hanaga qaadiin anagoo dambi ku jirna ee naga qaad anaga ood raali naga tahay yaa Rabbi

Allow Raali naga noqo ya Allaah

allaahuma aamiin yaa Rabbi🤲

08/09/2021

اللهم ارزقنا حب الحلال🤲🥀

Yaa allaH nagu arzaaq jaceil xalaal ah♥️🖇

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu