Aayatiin primary secondary school

Aayatiin primary secondary school Ethics % Knowledge

10/08/2026
Hambalyo hambalyo Waxaan hambalyo leenahay Dhamaan ardayda fasalka 8aad oo ka wada gudbay imtixaanka AWGB sanadkii 7aad ...
09/08/2026

Hambalyo hambalyo
Waxaan hambalyo leenahay Dhamaan ardayda fasalka 8aad oo ka wada gudbay imtixaanka AWGB sanadkii 7aad oo xariir ah.

Munaasabaddii weynayd ee abaal-marinta, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ayaa sidoo kale shahaadooyin sharaf gudoonsiiyay ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ...
02/06/2026

Munaasabaddii weynayd ee abaal-marinta, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ayaa sidoo kale shahaadooyin sharaf gudoonsiiyay ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ฒ๐š๐๐ข๐ข ๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฎ ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐ฒ ๐ก๐š๐›๐ฌ๐š๐ฆ๐ข ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š :

๐Ÿ. ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ฎ'๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ“:
1.โ€‹๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐Š๐š๐ฆ๐š๐š๐ฅ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐š๐ค ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐( gudoomiye).
2. Ustaad Abdirizak Mohamed Dahir
3. Ustaad Mohamed Dahir Ahmed

๐Ÿ. ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š โš–๏ธ:
1.๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง (gudoomiye)
2. โ€‹Ustaad Mohamed Abdullahi Mohamud
3. โ€‹Ustaad Mohamed Hassan Abdullahi

๐Ÿ‘. ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ ๐—๐จ๐ ๐ก๐š๐ฒ๐š๐ก๐š ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ—‚๏ธ:
1. ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐€๐›๐๐ข๐š๐ณ๐ข๐ณ ๐€๐›๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐‘๐จ๐›๐ฅ๐ž

โ€‹Maamulka Dugsiga wuxuu mar kale u mahadcelinayaa guddiyadan shaqada adag qabtay ee guusha weyn soo hooyey! ๐Ÿ‘๐ŸŽ‰

2025_2026

๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ayaa si rasmi ah u gudoonsiiyay guulaystayaashii tartanka sanad dugsiyedka 2025-2026 ๐š๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ...
31/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ayaa si rasmi ah u gudoonsiiyay guulaystayaashii tartanka sanad dugsiyedka 2025-2026 ๐š๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข ๐š๐ก, kuwaas oo u kala horreeyay -doono ๐Ÿ‘๐ช๐š๐ฒ๐›๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž ๐ก๐จ๐จ๐ฌ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐š๐ง::

1. ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐ ๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐…๐ข๐ซ๐Ÿ๐ข๐ซ๐œ๐จ๐จ๐ง๐š๐š
๐ŸŒŸ
โ€‹Abaal-marinta: Shahaado Sharaf gaar ah.
โ€‹Ardayga ugu dhibco/jawaabo badnaa intii uu tartanku socday oo ahaa Usama ๐”๐ฌ๐š๐ฆ๐š ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐.

โ€‹2. ๐€๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š
๐Ÿฅˆ
โ€‹ Shahaado Sharaf iyo Lacag cadaan ah oo dhan 100$.
โ€‹waxaana u gudoomay Kaabo-galaaska fasalka ๐‡๐š๐Ÿ๐ฌ๐š ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง.

โ€‹3. ๐€๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š
๐Ÿฅ‡
Shahaado Sharaf iyo Lacag cadaan ah oo dhan 200$.
waxaana u gudoomay Kaabo-galaaska fasalka ๐‡๐ฎ๐๐š๐ฒ๐Ÿ๐š ๐˜๐š๐ก๐ฒ๐ž ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ .

โ€‹Maamulka Dugsiga wuxuu u mahadcelinayaa dhammaan ardayda dadaalka muujiyay. Hambalyo mar kale guulaystayaasha! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘

2025_2026

Waxaa ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐€๐ฑ๐š๐๐š, ee taariikhdana ay aheed ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, si heer sare ah noogu soo gaba-gaboobay munaasabadda abaal-...
31/05/2026

Waxaa ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐€๐ฑ๐š๐๐š, ee taariikhdana ay aheed ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, si heer sare ah noogu soo gaba-gaboobay munaasabadda abaal-marinta ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š.

โ€‹Munaasabaddan weyn waxaa si wadajir ah u qaabeeyay maamulka dugsiga, macalimiinta dadaalka badan, iyo ardayda ragaadiga ah ee halkan u fadhiya farxadda iyo dhiirigelinta.

โ€‹ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ gaar ah waxaan u diraynaa dhammaan ardaydii guulaha waaweyn ka soo hooyey tartanka! Waxaan u mahadcelinaynaa macalimiinta iyo gudiyadi tartanka sida hagar-baxda leh ee uga shaqeeyeen tartanka.
โ€‹Aqoontu waa iftiinka nolosha, idinkuna waxaad tihiin mustaqbalka berri! ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š

2025_2026

ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„Waxaan hambalyada Ciidul-Adxaa la wadaageynaa Waalidiinta ,Macalimiint...
26/05/2026

ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
Waxaan hambalyada Ciidul-Adxaa la wadaageynaa Waalidiinta ,Macalimiinta, Ardayda iyo Bulshada Soomaaliyeed.
Allaah hanaga Aqbalo Acmaasha Suuban.
ุนุณุงูƒู… ู…ู† ุนูˆุงุฏู‡....

Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin u diraynaa ardayda  ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ–๐ ee (Dugsiga dhaxe), kuwaas oo hantiyay ๐Š๐š...
15/05/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin u diraynaa ardayda ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ–๐ ee (Dugsiga dhaxe), kuwaas oo hantiyay ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ee Tartan aqooneedka ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐€๐€๐˜๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐.

โ€‹Guushu waa mid u soo hooyatay dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo maamulka Dugsiga AAYATIIN.

2025_2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin u diraynaa ardayda  ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐…๐Ÿ๐ ee (Dugsiga Sare), kuwaas oo hantiyay ๐Š๐š...
15/05/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin u diraynaa ardayda ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐…๐Ÿ๐ ee (Dugsiga Sare), kuwaas oo hantiyay ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ee Tartan aqooneedka ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐€๐€๐˜๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐.
Waana ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข ๐ฅ๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ah oo ay qaadayaan.

โ€‹Guushu waa mid u soo hooyatay dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo maamulka Dugsiga AAYATIIN.

2025_2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐€๐ซ๐›๐š๐œ๐š๐๐š oo taariikhdu ahayd ๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, waxaa xarunta ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐€๐€๐˜๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐ si guul ah loogu soo xiray tartan ...
15/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐€๐ซ๐›๐š๐œ๐š๐๐š oo taariikhdu ahayd ๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, waxaa xarunta ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐€๐€๐˜๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐ si guul ah loogu soo xiray tartan aqooneedka ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. Finalka tartankan oo ahaa mid aad u adag isla markaana ay ka muuqatay xamaasad iyo diyaargarow sare, waxaa isugu soo haray oo foodda is daray:
Fasalka F2B ๐Ÿ†š Fasalka 8B.
Labada kooxoodba waxay muujiyeen aqoon iyo kalsooni dheeraad ah, iyadoo tartanka ay goobjoog ka ahaayeen maamulka ,macallimiinta iyo ardayda dugsiga, waxaana dhowaan la shaacin doonaa natiijada rasmiga ah iyo kaalmaha ay kala galeen labada fasal Insha Allah.

2025_2026

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayatiin primary secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Aayatiin primary secondary school:

Shortcuts

Share

Category