Horn Writers

Horn Writers Education, Training, Literature, Culture promotion.

07/01/2025

Bandhiggii buugta Ababinta ubadka

07/01/2025
Bandhigga buugga QAYDADAAR, oo qaadaa dhigaya falsamida qoraalka iyo fanka qareennimada ayaa dhawaan Muqdisho lagu soo b...
28/07/2024

Bandhigga buugga QAYDADAAR, oo qaadaa dhigaya falsamida qoraalka iyo fanka qareennimada ayaa dhawaan Muqdisho lagu soo bandhigi doonaa Alle idamkii.

WQ: Qareen Sakariye Ismaaciil Nuur.

11/03/2024

Muuse Dalmar ayaa tilmamay in qoraalku bulshada meel muhiim ah uu kaga jiro qoraagana wax wanagsan uu qabtay

11/03/2024

Abdibashiir Xirsi guuleed "qoraaga buugga Sagal iyo Samatar buugiisa waxaa laga dheehan karaa macna weyn oo ubadkeenna anfaci doona"

11/03/2024

Dr Daahir Jeyte oo furay barnaamijka bandhigga Buugga Sagal iyo Samatar ee uu qoray Qaraa sare aw abdiqani wax badan oo muhiim ahna ka tilmaamay nuxurka buugga uu xambaarsan yahay

Ha moogaanin Taxanaha Buugaagta Ee Sagal iyo Samatar ee uu qoray Qoraa sare Aw Cabdiqani Xasan Muxumed Fadlan share gare...
24/02/2024

Ha moogaanin Taxanaha Buugaagta Ee Sagal iyo Samatar ee uu qoray Qoraa sare Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

Fadlan share gareey si dad badan ay uga faaideeystaan

Wiilo Daahir Hassan oo ah Qoraa wax ka qorta suugaanta ubadka ayaa maalinka arbacada ah soo bandhigeeysa Buug Cusub ee h...
05/02/2024

Wiilo Daahir Hassan oo ah Qoraa wax ka qorta suugaanta ubadka ayaa maalinka arbacada ah soo bandhigeeysa Buug Cusub ee ha moogaanina

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Writers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Horn Writers:

Shortcuts

Share