08/07/2026
๐ข Admissions for the 2026/2027 Academic Year is Now Open!
Diiwaan galinta Ardayda cusub waxay ka socotaa dhammaan xarumaha kala duwan ee Hilal International Academy.
Dugsiga wuxuu ka diiwaan gashan yahay hay'adda caalamiga ah ee waxbarashada ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐ฎ๐ซ๐๐๐ญ๐ (๐๐).
U door ubadkaaga:
โ
Waxbarasho Tayo Sare Leh
โ
Aqoonsi Caalami Ah
๐ Nagu soo booqo:
Jaziira Road, Wadajir
Balcad Road, Heliwaa
๐ Website: (http://www.hia.edu.so)
๐ Phone: +252 61 3661616 +252 61 1662525