Bright Skills Center

Bright Skills Center

Share

Bright Skills is a leading training center focused on empowering youth with practical skills, innovation, and career growth opportunities.

Photos from Bright Skills Center's post 25/08/2025

Maanta waxa si rasmi ah inoogu furmay Tababarka Social Media Marketing ee Machadka Bright Skills Center! ๐Ÿ“ฑโœจ

Tababarkan wuxuu qayb muhiim ah ka yahay safarka xirfadeed ee dhallinyarada iyo xirfadlayaasha Soomaaliyeed, isagoo ka caawinaya:
โœ… Inay fahmaan suuqgeynta casriga ah.
โœ… Inay si xirfad leh u isticmaalaan baraha bulshada.
โœ… Inay dhistaan sumcad iyo fursado ganacsi oo cusub.

Machadka Bright Skills Center waxa uu mar walba u taagan yahay kobcinta aqoonta iyo xirfadaha, si loo helo jiil hal-abuurnimo iyo guul ku hogaamiya mustaqbalka. ๐Ÿš€

20/08/2025

๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—ธ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ฝ ๐ŸŽฏ

๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐Ÿš€

1๏ธโƒฃ Waa maxay Social Media Marketing?

Social Media Marketing waa farsamada lagu adeegsado baraha bulshada si loo gaaro dadka saxda ah, loo xayeysiiyo alaab ama adeeg, loona dhiso xiriir kalsooni iyo sumcad.
Maanta waa furaha ganacsiga iyo shaqada casriga ah.

2๏ธโƒฃ Maxay muhiim ugu tahay ganacsiga?

๐ŸŒ Ganacsigaagu wuxuu u baahan yahay inuu ka muuqdo meelaha ay dadka joogaan โ†’ baraha bulshada.

๐Ÿ“ˆ Xayeysiis sax ah wuxuu kordhiyaa iibka, macaamiisha cusub iyo kalsoonida suuqa.

๐Ÿ’ก Social Media wuxuu kuu ogolaanayaa inaad tartan la gasho shirkadaha waaweyn adigoon kharash badan bixin.

๐Ÿ‘ค Xitaa qof shaqsi ah wuxuu ku dhisi karaa personal brand oo mustaqbalka shaqo iyo sumcad u horseeda.

3๏ธโƒฃ Maxaad ku baran doontaa workshop-kan?

โœ… Sida loo sameeyo content soo jiita (posts, reels, short videos)
โœ… Hababka ugu fiican ee loo qoro script gaaban oo saameyn leh
โœ… Tallaabo-tallaabo lagu dhiso xayeysiin natiijo keenta
โœ… Istiraatiijiyad fudud oo kaa caawinaysa inaad dad badan gaarto, iib kordhiso & shaqo hesho

โšก Kusoo biir workshop-kan haddii aad rabto:
๐Ÿ‘‰ In ganacsigaagu kor u kaco
๐Ÿ‘‰ Inaad shaqo casri ah hesho
๐Ÿ‘‰ Inaad barato xirfad mustaqbalka ku hagi karta

18/08/2025

๐ŸŽฌ Fasal Cusub: Video Editing ๐ŸŒŸ

Ma dooneysaa inaad barato tifatirka muuqaalka (video editing) ?
Bright Skills Center wuxuu bilaabayaa koorsada Video Editing oo kaa caawinaysa inaad noqoto tifaftire muuqaal xirfadle ah.

Waxaad baran doontaa isticmaalka barnaamijyada muhiimka ah sida:
โœจ Adobe Premiere Pro
โœจ Adobe Audition

๐Ÿ‘‰ Form-kan buuxi si aad isku diiwaangeliso:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSefatCpwWUA4l0UGxRQuKj9QVdqtkq8Xr5kaR_FVyQr8l727g/viewform?usp=header
โœ… Marka aad barato koorsadan, waxaad awood u yeelan doontaa:
๐ŸŽฌ Inaad si xirfad leh u tafatirto muuqaallo tayo sare leh
๐Ÿ“ฒ Inaad diyaariso content loogu talagalay Social Media (TikTok, YouTube, Instagram)
๐ŸŽฅ Inaad sameyso trailers, vlogs, iyo short films soo jiidasho leh
๐Ÿš€ Inaad noqoto video editor hal-abuur leh oo shaqo ka heli kara shirkado ama freelance ahaan u shaqeeya

๐Ÿ—“๏ธ Bilow: 01 Sep 2025
๐Ÿ•’ Waqtiga: Subax & Galab
๐Ÿ“ Goobta: Bright Skills Center โ€“ Muqdisho
๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ Waxaa dhigi doona macallimiin khibrad leh
๐Ÿงพ Waxaa lagu siin doonaa shahaado xirfadeed

๐Ÿ“ฒ Isdiiwaangeli hadda si aad ugu biirto fasalka cusub oo aad xirfad cusub ku dhisato mustaqbalkaaga! ๐ŸŒŸ

18/08/2025

Fasal Cusub: Graphic Design ๐ŸŒŸ

Ma dooneysaa inaad barato naqshadeyn casri ah oo xirfadeed?
Bright Skills Center wuxuu bilaabayaa koorsada Graphic & Visual Design oo kaa caawinaysa inaad noqoto naqshadeeye xirfadle ah.

Waxaad baran doontaa isticmaalka barnaamijyada muhiimka ah sida:
โœจ Adobe Photoshop
โœจ Illustrator
โœจ InDesign

form-kan buuxi si aad isku diwangeliso https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSefatCpwWUA4l0UGxRQuKj9QVdqtkq8Xr5kaR_FVyQr8l727g/viewform?usp=header
โœ… Marka aad barato koorsadan, waxaad awood u yeelan doontaa:

๐ŸŽจ Inaad naqshado xirfadeed abuurto oo soo jiidasho leh
๐Ÿ“ฒ Inaad naqshadaha Social Media iyo xayeysiisyada digital-ka sameyso
๐Ÿ“‘ Inaad diyaarsato qalabka daabacaadda (flyers, brochures, business cards)
๐Ÿš€ Inaad noqoto naqshadeeye hal-abuur leh oo shaqo ka heli kara shirkado ama freelance ahaan u shaqeeya

๐Ÿ—“๏ธ Bilow: 01 Sep 2025
๐Ÿ•’ Waqtiga: Subax & Galab
๐Ÿ“ Goobta: Bright Skills Center โ€“ Muqdisho
๐Ÿง‘โ€๐Ÿซ Waxaa dhigi doona macallimiin khibrad leh
๐Ÿงพ Waxaa lagu siin doonaa shahaado xirfadeed

๐Ÿ“ฒ Isdiiwaangeli hadda si aad ugu biirto fasalka cusub oo aad xirfad cusub ku dhisato mustaqbalkaaga! ๐ŸŒŸ

15/08/2025

๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—•๐—ถ๐—ด ๐—ถ๐˜€ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ด
A unique opportunity to learn skills that will transform your future. Get ready โ€” the time is near!


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Wadnaha Street, KPP Hodan District
Mogadishu
252