TDV Sheikh Sufi Imam Hatib School Mogadishu

TDV Sheikh Sufi Imam Hatib School Mogadishu Educatin

MAAMULKA HAYADA TDV IYO DUGSIGA TDF SHEEKH SUFI AYAA KULAN MAAMUUS AH USAMEEYEY C/RAXAMAAN QAASIM OO AH ARDAY KA QALIN J...
21/09/2026

MAAMULKA HAYADA TDV IYO DUGSIGA TDF SHEEKH SUFI AYAA KULAN MAAMUUS AH USAMEEYEY C/RAXAMAAN QAASIM OO AH ARDAY KA QALIN JEBIYEY ISKUULKA KA DIB MARKII UU GUUL WEYN KASOO HOOYEY TARTANKII QURAANKA KARIIMKA SHEIKH JAASIM BIN MOHAMED 2 EE LAGU QABTAY DALKA QATAR.

ÖMER FARUK ARSLAN OO AH UQAYBSANAHA ARIMAHA DIINTA EE SAFAARADA TURKIGA MUQDISHO IYO MAAMULAHA DUGSIGA SHEEKH SUUFI USTAD C/RAXMAAN AYAA HADIYADO QAALI AH GUDOONSIIYEY ARDAYGA, AYADOO AY HAYADA SIISAY ARDAYGA DEEQ WAXBARSHO JAAMACADEED EE DALKA TURKIGA.

Waxaa sharaf iyo guul taariikhi u ah Dugsiga  TDF Sheik Sufi iyo ummadda Soomaaliyeed  In Ardaygeenna Cabdiraaxmaan Qaas...
16/09/2026

Waxaa sharaf iyo guul taariikhi u ah Dugsiga TDF Sheik Sufi iyo ummadda Soomaaliyeed In Ardaygeenna Cabdiraaxmaan Qaasim Maxamed uu galay kaalinta labaad ee Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka Kariimka ah ee Sheekh Jaasim Bin Maxamed Bin Thaani (qeybta “Rufaqaa”) oo ka dhacay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Laga bilaabo 22 ilaa 26 Agoosto, waxaa inoo qabsoomay Seminar heerkiisa aad u sareyay kaas oo kadhacay machadka darasadk...
26/08/2026

Laga bilaabo 22 ilaa 26 Agoosto, waxaa inoo qabsoomay Seminar heerkiisa aad u sareyay kaas oo kadhacay machadka darasadka islamiga ee masjidka isbaheysiga Seminarka waxaa ka faaideystay dhamaan macalimiinta Iyo Maamulka schoolka, ka qeybgalayasha Seminarka ayaa cilmi iyo waayo aragnimo dhanka Hormarinta iyo barbarinta Ardayda ka korarsaden Macalimiinta soo jeedisay seminarka sidoo kle waxey kaga bogteen suaalihi ka dhex guuxayay.

OGEYSIIS: BAAHIN FURSAD SHAQO.Dugsiga: sheikh sufi İmam Hatip school Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynay...
25/08/2026

OGEYSIIS: BAAHIN FURSAD SHAQO.

Dugsiga: sheikh sufi İmam Hatip school

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Dugsiga Sare ee sheikh Sufi ay ka bannaan tahay fursado shaqo oo ah macalimiin dhigta maadooyinka Kala ah Arabic , Somali & xisaab.

25/08/2026

Waxaa Farxad inoo ah mid kamid ah Ardaydii sanadkan Qalan jabisay inuu soo bandhigo Kitaab aad uqiimo badan
Runti waxaan lee nahay ardaygaas inuu dadaalkiisa Halkaas kasii wato bulshada wax yaabo wax tar leh u kusoo kordhiyo
Cabdirahman Jabir

25/08/2026
Waxaa shalay si heer sare ah noogu qabsoontay xafladda qalin-jabinta dufcaddii 11-aad ee Dugsiga Dhexe & Sare ee TDF She...
17/07/2026

Waxaa shalay si heer sare ah noogu qabsoontay xafladda qalin-jabinta dufcaddii 11-aad ee Dugsiga Dhexe & Sare ee TDF Sheekh Suufi.

Tan iyo sanadkii 2012, dugsigeennu wuxuu u taagan yahay bixinta waxbarasho tayo leh oo lacag la'aan ah, si kumannaan arday oo Soomaaliyeed ay u helaan fursad ay ku dhistaan mustaqbalkooda.

Munaasabaddan weyn waxaa nagala soo qayb-galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeenna ka socday hay’adaha dalka Turkiga, kuwaas oo dhiirrigelin u muujiyay ardayda, kuna ballan-qaaday inay sii wadi doonaan taageerada ay la garab taagan yihiin waxbarashada dalka.

Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direynaa dhammaan ardaydeenna qalin-jabisay iyo waalidiintooda. Sidoo kale, waxaan u mahadcelineynaa cid kasta oo nagu wehelisay farxadda maalintan qiimaha badneyd.

Waxaa maanta inoo bilowday imtixaanka ardayda cusub ee rabta inay kusoo biiran schoolkan TDV Sheikh Sufi imam hatib Waxa...
02/07/2026

Waxaa maanta inoo bilowday imtixaanka ardayda cusub ee rabta inay kusoo biiran schoolkan TDV Sheikh Sufi imam hatib
Waxaa imtixaanka maanta u suurtagashay ardayda cusub ee dugsiga dhaxe raba inay kusoo biiran fursadaan aadka u qaaliga ee aan bixino

Waxaana rajeena inuu si nabad iyo gabagabo leh inoogu soo dhamaado
Waxaana idin rajeena guul

Alxmadulilaah waxaa si nabad ah inoogu soo dhamaaday sanadka 2025/206 Waxaan rajeenayna in ardayda si wacan ay waqtigood...
10/06/2026

Alxmadulilaah waxaa si nabad ah inoogu soo dhamaaday sanadka 2025/206
Waxaan rajeenayna in ardayda si wacan ay waqtigooda uga faaidaysan doonan inta ay kujiran fasaxa weyn ,
waxaana rajeenayna in aan si nabad isku soolaaban doono haduu alle idmo

Waxaan inoo  soo gab gaboobay tartaankii kubadda cagta waxaana sharaf neh inoo ah marti ka timid türki inay nala qaybsad...
04/06/2026

Waxaan inoo soo gab gaboobay tartaankii kubadda cagta waxaana sharaf neh inoo ah marti ka timid türki inay nala qaybsadan farxada kooxda ku guulaysatay koobka dugsiga sare iyo dusiga dhaxe

1: fasalka dugsiga sare. F3
2: Fasalka dugsiga dhaxe 8

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TDV Sheikh Sufi Imam Hatib School Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to TDV Sheikh Sufi Imam Hatib School Mogadishu:

Shortcuts

Share

Category