Awale market

Awale market welcome

Permanently closed.
30/09/2024

Allaha caafimaad ku siiyo aabe mcn ramadaan yare

Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun waxaa isoo gaartey geerida abtigey macaan nuur axmed maxamed jiizow (nuur baxuur...
11/10/2023

Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun waxaa isoo gaartey geerida abtigey macaan nuur axmed maxamed jiizow (nuur baxuur) oo gacan ka xaqdaran ey dishey abti waxaad baaqi ku noqon doontaa qalbiyadeena abti waxaan mar walbo kuku soo xusuusan doonaa waanadaadi wacneed abti waxaa timid ajashaadi waana xaq oo qof walbo wuu dhimanayaa lkn inaad na cidleyso ma jecleyn ee qadartaa sida aheyd
Abti sagaardki waa dhaaftey ee su aash allaha kuu fududeeyo oo janadii fardooso allaha ka waraabiyo
Aamiin aamiiin aamiin

Maxaad is leedahey waa ka figiroyaa hadad qiyaasto
17/09/2023

Maxaad is leedahey waa ka figiroyaa hadad qiyaasto

Hambalyo walashey fartuun cabdi cawaale iyo seygeeda oo maanta meherkoodi dhacey hambalyo
08/09/2023

Hambalyo walashey fartuun cabdi cawaale iyo seygeeda oo maanta meherkoodi dhacey hambalyo

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto adeerkey jeneraal cabdullaahi qaanso oo ku geeriyowdey dalka t...
03/08/2023

Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto adeerkey jeneraal cabdullaahi qaanso oo ku geeriyowdey dalka turkika waa geeri aad ii xanuujisey adeer allaha kaa dhigo marti la jecelyahey janadii fardooso allaha kaa waraabiyo
Aamiin aamiiin aamiin

Address

Mogadishu

Telephone

+252617653483

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awale market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Awale market:

Shortcuts

Share