Somali AI academy

Somali AI academy

Share

SOM AI ACADEMY, your gateway to quality education and professional development in the fields of Artificial Intelligence, Business, and Finance.

We are proud to be the first online platform offering courses related to Artificial Intelligence in Somali.

07/04/2026

Som AI Academy waxay dhisaysaa AI agents gaar ah oo loogu talagalay bangiyada Soomaaliya.
AI agent-kan wuxuu:
✅ Ku jawaabaa su'aalaha macaamiisha 24/7 af Soomaali
✅ Codsiyada adeegga u gudbiyaa qaybta saxda ah (Cidda shaqadda leh ) si otomaatig ah.
✅ Xogta ku kaydinaya Google Sheets
✅ Emailka u diraa maamulaha qaybta.
Haddaad xiisaynayso in aad heshid xalkan Ai Agent kan oo kale ah xiriir nala:
📱 WhatsApp nagala soo xiriir

19/03/2026

Ciid Mubaarak kula caam wa-antum bikheyr



13/03/2026

Ganacsade , Marabtaa inaad laba jibaartid dakhliga iyo faa'iidada ganacsigaaga isticmaal Ai-ga ( Artificial intelligence).

https://shorturl.at/BiV8L



18/07/2024

Asc Dhamaan ganacstadda ku xiran SOM AI ACADEMY

Hadii kamidtahay dhalinyaradda leh hal-abuurka ganacsi ee doonaya inay furtaan Ganacsigooda , waxaan kugu bishaareenaynaa Coursadad free-ga ah ee “Content creation for Entrepreneurs by using AI tools”.

Koorsaddan waxaad ku baranaysaa sirta loo sameeyo content kala duwan sida ( Muuqaa samaynta, Qoraal qorista, Farshaxanka, Graphic Desing iyo qorista Documents muhiimka ah ee Ganacsiga).

Waana xirfad aad ku shaqaysankartid.
Dafcadii 4aad ayaa bilaabaysa koorsaddan manta oo ah 18th Julay 2024, haddaba hadii aad diyaar u tahay inaad billowdid Ganacsi guulaysta ku soo biir Telegram cusub oo aan soo dhigayno casharadda .

Riix link-ga hadda
https://t.me/+kNUbVDQTR-Q5MjVk

06/07/2024

Ma ogtahay dadku hadii aysan cabsanayn waywada guuleysanlahaayeen, laakin caqabbadda ugu wayn ee ku haysatadda waa cabsidda “Fear”.

Hadii aad akhrisid Magaalkaan, mardambe k**a cabsandoontid waxwalba oo aad u baahantahay.

Riix hadda maqaalkaan oo akhri, kadibna aragtidaadda ka dhiibo hoos.

https://shorturl.at/9fBlF

03/07/2024

Asc dhamaan Ganacstadda

02/07/2024

Waa video tusaale kaliya fadlan

Photos from Somali AI academy's post 16/06/2024

Eid Mubarak, Ciid Wanaagsan

Wali maka faaiideysatay Aalada casriga ah ee Artifical Intelligence?
Artificial intelligence waa Tiknoolijiyad Casriga oo sahlaysa Mechine-ku ( Computer) howl u qabankaro sida bini'aadamka oo kale.

Fikirkaaga hoos inagu reeb

11/06/2024

Haddii aad kamidtahay dhalinyaradda leh hal-abuurka ganacsi ama aad tahay Ganacsade jecel Tiknoolijiyadda casriga ah waad u baahantahay labadan xirfadood.
booqo website:-
https://somaiacademy.com/
ku soo biir Groupka dhalinyarada leh hal-abuurka ganacsi:-
https://shorturl.at/CTgpQ

01/06/2024

Awoodda Ganacsiga: Sababta Ganacsigu uga Fiican Yahay Shaqo Joogto ah

Inta aad safarka nolosha ku jirto, go’aanka aad maanta qaadato waxay si weyn u saameynaysa mustaqbalkaaga. Sirta cusub oo aan ogaaday waxay muujinaysaa farqiga wayn ee u dhexeeya bilowga ganacsi iyo shaqo caadi ah (Shaqaalle). Billaha h**e, shaqadu waxay u muuqataa mid faa'iido leh, laakiin mustaqbalka fog, ganacsigu wuxuu horseedi karaa guul dhaqaale iyo hormarnololeed.

Hadii aad leedahay fikir-Ganacsi sii akhri oo riix link-gaan

https://shorturl.at/Zr6tz

11/05/2024

Asc Dhamaan Ganacsatada ku xiran SOM AI ACADEMY
Casharkaan waxaad ku baranaysa sida ugu sahlan ee aad Sawir (Image) ugu dhigikartid muqaal (Video), adiga oo ka faa’iideysanaya tiknoolijiyada casriga ah ee Aritificial intelligence.
Waa casharkiii 5aad ee koorsada “10-Day Guide: From Vision to Reality with AI Content Tools for Entrepreneurs”
Riix Hadda link-ga hoose
https://somaiacademy.com/courses/10-day-guide-from-vision-to-reality-with-ai-content-tools-for-entrepreneurs/lesson/convert-image-to-video/

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Garowe
Mogadishu