Abdifatah Bin Mubarak

Abdifatah Bin Mubarak

Share

Asxaabta kusoo dhawaada pagkan waxaad ka heli kartaan xikmado iyo wax walba oo aqoonta ku saabsan ee fadlan nagu soo biir adigoo ku mahadsan.

Pagekaan waxaa iska leh bulsho weynta soomaaliyeed gaar ahaan babda jecel waxbarashada.

11/11/2021

Tuuji maskaxdaada oo hel jawaabta saxda ah
Isku day wacan

10/11/2021

Isku day oo hel jawaabta😊

Waa immisa qiimaha
Xy??
Nasiib wacan

30/10/2021

Sidee baad uhaysataa mobile 📱 kaaga wakhti xadirkan

28/07/2021

Haddaad si gaar ah oo qarsoon aniga bas aad iila taliso WAAD ILA TALISAY ood ii NASTEEXAYSAY se haddaad dadka hortooda igula taliso waad i CEEBAYSAY.

27/07/2021

Marka ay wax jeclaadan way indho beelan marka ay is Guursadana arraga usoo NoQda ❤
GUURKA HALA OGAADO💏

27/07/2021

Tuugta dalku waa laba;
Tuug yaryar oo ciidanku qabqabto iyo kuwo waawayn oo ciidan ilaaliyo.

26/07/2021

Haddii ay dadku wahelsadaan dadka ay jecelyihiin aniga wehelkeyga waa Allah...🥰💜

Haween wanaagsan🌃

26/07/2021

CAA'ISHA BINT SACAD: waxay aragtay gabdheeda oo ku faraxsan waxay haysatay markaasay ku tiri:- Gabadhaydiiyeey ha ku farxin wax dhamaandoona, hana ka argagaxin tagida, ku farax Alle Caza wajalla, kana argagax inaad ku dhaco aragga Alle cazza wajallah.

26/07/2021

“Nabi Muxammed (ﷺ) haddaad jeceshahay jidkiisii qaad, Ilaahay (ﷻ) haddaad rabto inuu ku jeclaado ilaahay iyo dadka isugu yeedh makhluuqaadkaasi rabbigood ku xidh inay caabudaan.”
-Sh. Mustafe X. Ismaaciil Haaruun.❤🌻

26/07/2021

Haddii aad meel mugdiya ku kali noqotid cidina kuu jeedin naftuna xadgudub iyo macsiyo kuugu yeerto ka xishoo inuu Allah kuu jeedo, waxaadna tiraahdaa "nafyahay joog Allahii mugdiga abuuray waa ii jeedaa"

نونية القحطاني

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
KAARAAN